Dabley hubeysan oo saakay rasaas ku furay dad meel ku qaxweynayay Koofurta...
Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan oo saarneyd gaari kuwa raaxada ay rasaas ku fureen goob ay dad ku qaxweynayeen oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada. Sida...
View ArticleMudaaharaad Ballaaran oo Garoowe ka Dhacay.
Dadweyne aad u tiro Badan ayaa maanta isugu baxay waddooyinka magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland, kuwaas oo dhigayay dibadbax looga soo horjeedo maleeshiyada al-Shabaab & dilkii ay u...
View ArticleSawirka Maanta iyo Amiin Arts.
Halkan Hoose ka Daawo Sawir uu Sharxamiistaha Soomaaliyeed ee lagu Magacaabo Amin Arts uu ka Sameeyey Nidaam darada ka jirta Xafiiska Madaxweynaha. Sida ka Muuqata Sawirka waxa laga dheehan karaa...
View ArticleAl-Shabaab oo nin rayid ah ku Gowracday Gobolka Hiiraan.
Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegay inay ku gowracday nin rayid ah tuulada Duqaaqe, oo 40 km galbeed kaga beegan magaalada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Ninka la gowracay ayaa la sheegay inuu ka mid...
View ArticleRW Saacid oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wafdi ka socda Midowga Yurub(Sawiro).
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Midowga Yurub Muqdisho, 24, Feb, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax...
View ArticleDibad Bixii Al-Shabaab looga soo Horjeeday ee ka dhacay Garoowe oo Guul Kusoo...
Dadweyne aad u tiro Badan ayaa maanta isugu baxay waddooyinka magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland, kuwaas oo dhigayay dibadbax looga soo horjeedo maleeshiyada al-Shabaab & dilkii ay u...
View ArticleSomalia’s federal Government calls a convention to create a regional...
Interior minister Abdikarim Hassan guled has called a conference to discuss the creation of Jubbaland state. Addressing the media, Abdikarim has denied his government’s knowledge in the ongoing...
View ArticleWafdi Culus socda dowlada Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo.
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, si ay uga qeyb qaataan dadaalada wax looga qabanayo xiisadaha ka taagan magaalada, kadib dagaal...
View ArticleBaasabooro badan oo ay leeyihiin Soomaali kunool Dalalka Yurub oo Garoonka...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Baasaboor ayleeyihiin Soomaali kunool Qaar kamid ah Dalalka Yurub kuwaa oo si sharci daro ah dad ay doonayeen in ay ugu dhoofaan...
View ArticleWafdigii Dowlada Federaalka ka socday oo Kismaayo Gaarey.
Wafdigii ka socday Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Gaarey Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Wafdan ayaa Waxa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa maanta gaaray...
View ArticleFaroole oo sheegay inay jiraan Ganacsato si Hoose ula Shaqaysa Ururka...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) oo khudbad ka jeediyey -muddaaharaad lagu dhaleeceynayey dilkii Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax iyo ururka Al-shabaab oo shalay ka...
View ArticleDowlada Puntland oo Canbaareysay Dagaalkii Kismaayo ka Dhacay.
Dagaal maalintii shalay 23/2/2013 ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac waqti ay dadka magaalada Kismaayo ay sugayeen in shirwayne halkaas ka dhaco. Sida laga warqabo...
View ArticleLacag Dhan 150,000$ oo laga Dhacay Xafiiska Taliyaha hogaanka Socdaalka...
Lacag Cadadkeedu dhanyahay 150,000 oo Doolar ayaa laga dhacay Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Mudane Gaafow. Faah faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxeya qaabka loo dhacay Qasnadii...
View ArticleMario Balotelli oo fal cunsuriyanimo ah kala kulmay taageerayasha kooxdiisi...
Weeraryahanka madowga ah ee kooxda Ac Milan kaas oo haatan kaoo dhaqaaqay kooxda ManchesterCity xagaagan ayaa xalay fal cunsuriyanimo ah kala kulmay taageerayaasha kooxdiisii hore ee Inter Milan kulan...
View ArticleOpen letter UK PM.
Open letter UK PM Abukar Awale (Qaad –Diid) The Lead Anti-khat Campaigner Dear UK PM Honourable David Cameron I find myself knocking your door again with one kilo of khat with me again I feel compelled...
View ArticleHaweeney Madaxweyne ka noqotey Koonfur kuuriya oo Maanta la dhaariyey.
Haweeneydii u horeysay ayaa maanta loo dhaariyay Madaxweynenimada dalka Koofur Kuuriya, kadib markii ay ku guuleysatay doorashadii ka dhacday dalkaas. Park Geun-Hye oo u dhalay Hogaamiyihii hore ee...
View ArticleMarin muhiim u ahaa Shabaabka koonfurta Soomaaliya ee u Gudbaya Galgala oo...
Warar kasoo baxay xubna kamid ah maamulka Puntland ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in lajaray marin muhiim u ahaa isu gooshida Shabaabka koofurta Soomaaliya iyo Buuraleyda Galgala kaas oo marayay degmada...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Dowlada...
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta Xarunta Madaxtoyada Garowe ku qaabiley wafdi ka socdey Dowladda Britain uuna hogaaminayo Safiirka Somalia u qaabilsan Ambassador Matt...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid oo maanta booqday xarunta Comando Boliisiya(Sawiro).
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kor meeray xarunta taliska ciidammada Booliska ee...
View ArticleMaamulka KMG ee Jubaland oo sheegay inaysan ka qeybgeli doonin Shirka...
Maamulka KMG ee Jubaland ayaa sheegay inaysan ka qeybgeli doonin shirka Muqdisho lagu qaban Doono Maalmaha soo socda. Afhayeen uhadlay Maamulka Kumeel gaarka ah ee Jubaland ayaa shaaca ka qaaday...
View Article