Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Criminals Must be Apprehended And Crime Must be Punished, Says Prime Minister.

Criminals must be apprehended and all crimes must be punished, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today during a visit to Police Headquarters in Mogadishu. “You must solve all...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya oo sheegay xiliga uu furmayo kalfadhiga...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in todobaadka soo socda uu furmi doono kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka, iyadoo uu heer gabo gabo ah marayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Sahal oo bayaan kasoo saaray Diidmada M/weyne Xasan uu ka muujiyay...

Horudhac Ururka Sahal ka dib a) markuu u kuurgalay si dhowna qiimayn ugu sameeyey tilaabooyinka is daba-jooga ah oo meel ka dhaca ah oo Madaxwayne Xasan Shiikh iyo xulufadiisu ay ka wadaan arimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xadgudubyo la sheegay inay ka dhaceen dalka Afganistan.

xadgudubyo ayaa la sheegay inay ka dhaceen gudaha dalka afganistan kuwaas la sheegay inay geysteen ciidamada dalkaasi ku suga. Baaritaan la sameysay ayaa waxa lagu ogaaday caddeymo muujinaya xadgudubyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Saacid Oo Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Kasoo horjeedka Xeebta Liido.

 Jimce, 01, Mar, 2013… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW oo Hor Yimid Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka ee Kismaayo ka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul uga soo hor jeestay shirweynaha Maamul u sameynta Jubooyinka ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo, isagoo cadeeyay in shirka ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PM Press Release – Prime Minister declares Kismayo Convention unconstitutional.

The Federal Government of the Somali Republic deeply regrets the unconstitutional Kismayo convention held on 27 February 2013. His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said: “This unilateral...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalooyinka Bosaaso iyo Leicester-Uk- oo la Mataaneeyay(Sawiro).

Waxaa maalmahanba Booqasho ku joogay Dalka ingiriiska Duqa Magaalada Bosaaso Dr. Xasan Cabdallah Xasan . Dr. Xasan intii uu Joogay Dalka Ingiriiska  wuxuu kulan kula yeeshay Duqa magaalada Leicester,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir lagu taageerayo maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka oo Denmark lagu...

Waxaa shalay magaalada Aarhus ee Delka Danmark Shir jaraaid ku qabtay Ururka Jubaland relief and Development Organization iyo jaaliyadda jubooyinka. Shirkaas jaraaid waxaan lagu taageerayay shirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo mardhow furmaya iyo Madaxda...

Waxaa saaka lagu wadaa inuu furmo kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo socotay qaban qaabada xaflada furitaanka oo ka dhici doonta Dugsiga sare ee Booliska Jeneraal Kaahiye, halkaasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Ciidamada Dowlada Puntland oo Dil ku xukuntey rag ka tirsanaa...

Maxkamadda darajadda 1-aad ciidanka qalabka sida Puntland ee gobalka Nugaal ayaa maanta 02 March,2013 xukun dil toogasho ah ku ridey Cabdirisaaq Xasan Tahliil iyo Maxamad Nuux Aadan oo laga soo qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii labaad ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta si rasmi u...

Kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, kadib munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Xalay Ra’iisulwasaare Saacid u Gacan qaaday.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa xalay u Gacan Qaaday Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Saacid Shirdoon. Xalay Ayaa Waxa  Madaxtooyada Villa Somaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis: Soo dhoweynta raisalwasaarihii hore ee Somalia

dhamaan jaaliyadda soomaaliyeed ee deggan Gothenburg in ay jirto xaflad lagu soo dhoweynayo raisalwasaarihii hore ee Somaliya Prof Abdiweli M Ali Gaas.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mukhtar Bil Mukhtar oo la Sheegay in la dilay

Hogaamiye sare oo ka tirsan Al-Qaacida Mokhtar Belmokhtar ayaa Waxa la sheegay in lagu dilay dagaal ka dhacay waqooyiga Mali, sida uu xaqiijiyay Telefishinka Chad. Sarkaalkan oo ahaa hogaamiye hore oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Dhaqanka Soomaalida Minnesota-USA- oo Bayaan Kasoo saaray Xaalada...

Golaha Dhaqanka Minnesota waa gudi ka kooban wax garad Soomyaaliyeed ee isugu jira rag iyo haween ku dhaqan gobolka Minnesota ee dalka Mareeykanka. War saxaafadeedkoodu waxa uu ifin doonaa marxaladaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Saacid oo Baarlamaanka horgeeyey waxqabadka xukuumada ee boqolka...

March 03, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Col.Xasan Jaamac Ducaale.

Waxaa Maanta  ku Geeriyooday Cispitaal ku Yaal Dalka Kenya Gaar Ahaan Magaalada Nairobi Alla How Naxariistee Marxuum Col.Xassan Ducaale Jaamac oo Ahaa Hogaanka Maaliyada Ciidanka Booliiska Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press release PM gives partial welcome to Mogadishu Court verdict‏.

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed the decision by a Mogadishu appeal court to throw out the conviction of a rape victim. “I am happy to see the appeal court come to this...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

U.N. Security Council sets stage for lifting Somalia arms embargo.

The U.N. Security Council is considering lifting an arms embargo on Somalia’s government for one year so it can beef up its army to combat Islamist fighters, according to a draft resolution that is due...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live