Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Col.Xasan Jaamac Ducaale.

$
0
0

tacsi21 (1)Waxaa Maanta  ku Geeriyooday Cispitaal ku Yaal Dalka Kenya Gaar Ahaan Magaalada Nairobi Alla How Naxariistee Marxuum Col.Xassan Ducaale Jaamac oo Ahaa Hogaanka Maaliyada Ciidanka Booliiska Dowlada Puntland.

Dhamaan Saraakiisha iyo Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada iyo Ciidanka Booliiska  Dowlada Puntland Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Eheladii iyo qaraabadii  iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee ,Janadii Fardowsana haka Waraabiyee Marxuum Col.Xasan Ducaale Jaamac anaguna Waxaanu Leenahay Aamiin Aamiin Aamiin.

Marxuumku Indhowayd Waxa lagu dabiibayey Cispitaal ku yaal Magaalada Nairobi Halkaas oo uu Maanta  ku Geeriyooday.

Marxuum Col.Xasan Ducaale Jaamac Wuxuu ifka kaga tagay 9-Caruur Ah oo kala Ah 6-Wiil  iyo 3-Gabdhood iyo 1-Xaas.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles