Maxkamada G.Banaadir oo Xukun Cusub ku riday weriye Koronto ,Cafiseyna...
Maxkamada Racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa xukun 6 bilood ah ku ridey Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Koronto oo dhowaan maxkamada derejeda koowaad ee Baanaadir ay ku xukuntay mudo hal sano oo xarig...
View ArticlePrime Minister reports progress across the board after 100 days in governmen.
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today reported to the parliament the achievements of his government for the first 100 days. “In 100 days we have made significant progress on areas of...
View ArticleWasiirka Ganacsiga Dowlada Puntland oo Isku day dil ka Badbaaday.
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Dowlada Puntland Mudane Cali Axmed Gamuuti ayaa Maanta Waxa uu ka Badbaaday Isku day dil . Sida ay Wararku Sheegayaan kooxo hubeysan ayaa Maanta Wadada u galay Kolonyo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Qadar Lagu soo Dhoweeyey(Sawiro).
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qadar, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweynaha ayaa ah tii u...
View ArticleFaahfaahin Safarkii RW Saacid ee Dhuusomareeb(Sawiro+Cod).
Dhusamareeb, March 04,2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka...
View ArticleKulan lagu Taageerayo Maamulka Jubbaland oo Garoowe lagu Qabtay(Sawiro+Codad)
Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa maanta lagu qabtay kulan balaaran oo lagu tageerayo maamul u samaynta Jubbaland oo shirkiisu haatan ka socdo Kismaayo. Maamulka gobolka Nugaal ,kan...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:Marxuumad Xaawo Jaamac Axmed.
Waxaa Maanta Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ku Geeriyootay Alla How Naxariistee Xaawo jaamac Axmed oo Si Kedis ah Loogu Soo Booday. Dhamaan Magacyada Dadkaan Hoose ku qoran oo kala Jooga Wadamada...
View ArticlePrime Minister kicks off regional Listening Tour and promises government...
Prime Minister kicks off regional Listening Tour and promises government services in Galgadud His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today visited Dusamareb at the outset of a regional tour...
View ArticleRW Saacid iyo Wafdigii uu Hogaaminayey oo Cabudwaaq Kusii Jeeda.
Ra’iisulwasaaraha xukuumada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) ayaa maanta waxa uu kadegi doonaa magaalada Caabuudwaaq ee gobalka Galguduud halkaas oo lafilayo in uu kulamo kula...
View ArticleFadeexad iyo ceeb weyn oo soo wajahday Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxay soo wajahday taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ka dib markii uu u hanjabay oo uuna ku qasbay haweeney la kufsaday inay ka been sheegto kufsashadeeda oo ayna...
View ArticleJaaliyada PL ee Norway oo ka tacsiyeeneysa Geerida Marxuum Col.Xassan Ducaale...
Marxuum Col.Xassan Ducaale Jaamac oo Ahaa Hogaanka Maaliyada Ciidanka Booliiska Dowlada Puntland oo ku geeriyooday dalka Keenya casumadiisa Nayroobi isagoo Kornaylka halkaas loogu qadaay xalad...
View ArticleBeesha Ciise Maxamuud oo Bayaan kasoo saartay labo nin oo afduub loogu heysto...
Waxgaradka iyo odoyaasha beesha Ciise Maxamuud oo ku baaqay in la sii daayo labo nin oo deegaankooda oo ku afduuban koonfurta Gaalkacyo Tan iyo markii dawladda Puntland ay xukunka dilkaa ku ridday...
View ArticleWafdigii Ra’iisulwasaare Saacid oo Cabudwaaq Gaarey.
Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ee xalay ku hoyday degmada Dhuusomareeb ayaa gaaray Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud. Ka hor inta uusan gaarin...
View ArticleMaxkamada Darajada 1-Aad ee Ciidamada Dowlada Puntland oo Xukun riday.
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobolada Bari,Sanaag,Karkaar iyo Haylaan ayaa maanta 05 March,2013 magaalada Bossaso ku xukuntay saddex nin oo ku eedaysanaa inay ka...
View ArticleDowlada iyo Ahlusunna oo Xalay Saqdii dhexe Heshiis kala Saxiixday.
Waxaa xalay saqdii dhexe ku kala saxiixday heshiis aan qodobada uu ka koobanyahay oo dhan lashaacin gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galguduud urur diimeedka qunyar socodka ah ee Ahlusunna iyo...
View ArticleDowlada Puntland oo ka digtay in xayiraadda hubka laga qaado Soomaaliya.
Dowladda Puntland ayaa ka digtay in xayiraadda hubka laga qaado Somaaliya,waxaana qadiyaddan lagaga dooday shirkii golaha wasiirada Puntland,waxaana arintani imaanaysa xilli maanta golaha amaanku ka...
View ArticleYuusuf Xasan oo ku Guuleysay kursiga Baarlamaanka Kamukunji.
Yuusuf Xasan Cabdi ayaa mar kale ku guuleystay kursiga baarlamaanka deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi. Natiijo ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka dalka Kenya ayaa muujineysa in Yuusuf Xasan...
View ArticleDuqa Degmada Bosaaso oo Bosaaso Lagu Soo Dhoweeyey(Sawiro).
Duqa Degmada Bosaaso Dr.Xassan Cabdalla Xasan ayaa Maanta Waxa lagu soo Dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso. Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka degmada Bossaso,haween iyo waxgarad...
View ArticleR.W. oo Saaka Booqday Dugsiga Cabudwaaq, qalabna Guddoonsiiyay(Sawiro).
Caabudwaaq, March 06,2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka booqday Dugsiga H/dhexe iyo sare ee Shire Jaamac Axmed, kaasoo ah Dugsiga...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Golaha Amaanka oo Isku raacay in xayiraada hubka Soomaaliya...
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa isku raacay in muddo hal sano ah laga qaado cunoqabataynta hubka dalka Soomaaliya. Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka kooban 15...
View Article