Faahfaahin:Heshiis Dhexmaray Dowlada Soomaaliya iyo Uhlusunna Waljamaaca.
Kadib markii uu safar shaqo ku yimid gobolka Galgaduud Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu la socdo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay go’aanka uu Golaha Ammaanka uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista...
View ArticleR.W. Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka degay Degmada Cadaado, si...
Cadaado, March 6, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigisii uu hogaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb iyaga oo ka soo kicitimay magaalada Caabduwaaq ee isla...
View ArticleU.N. partially lifts arms embargo on Somalia for a year.
The U.N. Security Council agreed on Wednesday to partially lift a decades-old arms embargo on Somalia for one year, allowing the government in Mogadishu to buy light weapons to strengthen its security...
View ArticleSomaliland, Puntland iyo Galmudug oo siyaabo Kala duwan uga hadlay qaadida...
Qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka Somalia sida Somaliland, Puntland iyo Galmudug ayaa siyaabo kala Duwan uga hadlay talaabadii uu golaha amaanka ee QM uga qafiifiyey shalay xayiraadii hubka ee...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid Oo Ka Warbixiyey Safarkii uu Ku Tagay Gobolada...
Khamiis, Mar, 07, 2013…Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa galabta Shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa uga warbixiyey warbaahinta safarkii...
View ArticleUrurka Nabadda Iyo Cadaaladda oo Baaq Nabaded soo Saaray.
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyed nabada,midnimada ioy cadaalada codka inta damiirka,dareenka qarameed,qiirada wadniyadeed iyo garashadda walaalnimo ku saleeysan leh(Diintooda,Dalka Hooyo iyo difaacida...
View ArticleWar Deg Deg Ah :Masjidka Al-Rowda ee Magaalada Bosaaso oo Caawa la Qarxiyey.
War Deg Deg oo Hada Soo Gaaray Xafiiska Warbaahinta Raadreeb.com ee Magaalada Bosaaso ayaa Waxa uu Sheegayaa in Daqiiqado ka hor la qarxiyey Masjidka Al-Rowda ee Magaalada Bosaaso. Qaraxan ayaa ahaa...
View ArticleTirinta Codadka Doorashada Kenya oo Weli Socota.
Magaalada Narobi ee dalka Kenya ayaa waxaa weli ka socda Tirintii Codadkii Doorashda Madaxnimo, iyadoo walwal laga qabo inay dhacaan rabshado hadii lagu dhawaaqo Natiijada Doorashada. Natiijada ilaa...
View ArticleAfhayeenkii Osama Bin Laden oo lagu qabtay Jordan.
Afhayeenkii Osama bin Laden Sulaiman Abu Gaith ayaa lagu qabtay dalka Jordan waxaana lagu wadaa in maanta lagu soo taago maxkamad magaalada New York ee dalka Maraykanka. Sulaiman ayay sirdoonka dalka...
View ArticleMaalinta haweenka adduunka oo laga xusayo dalka Soomaaliya.
Munaasabado kala duwan ayaa waxa ay ka dhacayaan gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah sida ay sheegayaan ururada haweenka ee ka jira goboladaas. Magaalooyin badan oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay aan...
View ArticleCiidamo ka Yimid Gobolka Gedo oo Kismaayo Soo Gaarey.
Ilo Wareedyo lagu kalsoonyahay oo ku sugan magaalooyinka Kismayo iyo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka guurey gobolka Gedo ay gaareen degaanka Beerxaani ee Gobolka Jubada Hoose Gaar ahaan...
View ArticleMarwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero...
March 8, 2013——Marwada Ra’iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Beri daah furaya dib u eegista dastuurka.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray wado Loogu Magac daray Sh.C/qaadir...
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta xariga ka jaray wado Loogu Magac daray Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo ah Wadadii ugu horeysey oo laami la saaro gudaha caasimada Puntland...
View ArticleRa’iisulwasaare Saacid iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Garoowe u Ambabaxay.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, iyadoo safarkan uu yahay kii u horeeyay, kaasoo qeyb ka ah, safaro uu mudooyinkii u...
View ArticleUhuru Kenyatta oo ku Guuleystay Doorashadii dalka Kenya.
Natiijooyinka codadka la tiriyay gobolada Kenya ayaa muunjinaya in murashaxa Uhru Kenya uu ku guuleystay doorashada codad aan badneyn. Bomas of Kenya waxaa xalay lagu soo gebagebeeyey tirinta codadka...
View ArticleWafdigii Ra’iisulwasaare Saacid oo Garoowe Gaarey.
Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal halkaas oo ay si diiran ugu soo dhaweyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo...
View ArticleWeriyeyaashii Ugu Muhiimsanaa Universal-Tv oo Shaqadii Isaga Tegay.
Qaar ka mid ah wariyayaashii ugu muhiimsanaa tv-ga Universal ayaa isaga tagay shaqadii ay halkaa ka hayeen iyadoo qaarkood ay si toos ah ugu biireen telefishino kale, qaarna aaney weli cadeyn halka ay...
View ArticleFaahfaahin la Xariirta Booqashadii Ra’iisulwasaare Saacid ee Magaalada Garoowe.
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta Soo Gaarey Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland.Madaxweyne ku xigeenka Puntland...
View Article