Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkaan Ka Daawo Booqashadii RW Saacid ee Magaalada Garoowe.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta Soo Gaarey Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland.Madaxweyne ku xigeenka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Gothenburg oo si diran loogu soo dhoweeyey raisulwasaarihii hore ee...

Xaflad si heer sare ah loo  agaasimey ayaa ka dhacdey aqalka ummadda (folketshus) ee  magaalada Gothenburg ee dalka Sweden,taariikhdu marka ay aheyd 8da bisha marso 2013, saacadduna aheyd 18.00...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta, saacado kadib markii Gudiga madax banaan ee doorashooyinka uu ku dhawaaqay natiijada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Release – The world needs to adjust to new realities and reform in...

The world needs to adjust to new realities and reform in Somalia, says PM His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today urges the international community to take note of the changed situation...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha dibadda Masar oo Muqdisho kula kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya.

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Masar Mohamed Kamel Amr ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo ka hadlay Wadahalada Dhexmaraya Puntland...

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa inuu wada hadal dhex maro Raysalwasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon waftigiisa & masuliyiinta Puntland,waxaana wadahadalada diiradda lagu saaraya xiriirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Saacid oo Booqday Xarumo Dowlada Puntland leedahay Khudbadna ka...

Garoowe, Mar, 10, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo waftigii uu hogaaminayey oo maalintii labaad booqasho ku joogo magaalada Garoowe ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo la shiray wakiilo ka socday Lix...

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa galabta la Shiray wakiilo ka socdey Lix urur Siyaasadeed oo ka jira Degaanada  Puntland. Gudoomiyaha guddiga Doorashooyinka Maxamed Xasan Barre ayaa sheegey in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib ugu celiyay Xukuumada Hindise sharciyadeed ay...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu celiyay Xukuumada Hindisooyin sharciyeed oo dhowaan Xukuumada ay horgeysay Baarlamaanka, iyadoo Mudanayaasha Baarlamaanka ay su’aalooyin weydiiyeen Wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal Wasaaraha oo saaka Booqday xerada 54-aad ee ciidanka Xoogga...

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo ka hadlay Ciidamo Dowladu Kismaayo Udirtey.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ka hadlay ciidamo mulateri ah oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku qul qulayay Duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolada Jubada Hoose, iyadoo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo:-Beesha Sade Gogosha Wey tagi Ama Waalaga Tashan.

Beesha sade waxa ey ka mid tahay beelaha Somaliyeed ee dega seddexdan gobol Jubooyinka iyo Gedo, sidaa awgeed soo ma haboona iney la fariistaan beelaha kale ee la wadaaga degaanka oo ey ka wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo xal u raadinaya khilaafka siyaasadeed ee ka...

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku jooga magaalada Galkacyo ayaa wada dadaalo uu ku xalinayo khilaafaadka ka jira Galkacyo labadeeda dhinac ee ay ka kala arrimiyaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul W. Soomaaliya oo Kulamo La Qaatay Maamulka Gobolka Mudug ee...

Galkacyo, 12, Mar, 2013,,..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaare Saacid oo saaka kormeeray dhismayaal ka soconaya...

Ra’iisal Wasaaraha oo saaka kormeeray dhismayaal ka soconaya  Galmudug, xarigana ka jaray garoonka K/cagta C.llaahi Ciise Gaalkacyo, March 12,2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudane Tarsan”Maryan Mursal Gurigeda Muddo 5-Cisho ah Ayaa Loogu Baneynayaa...

Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana duqa muqdisho Maxamuud Axmed Nuur ayaa waxaa uu digniin cusub u diray dadka ku jira Hantida aysan lahayn ee caasimada taal. Duqa ayaa hadalkani waxaa uu si cad ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Bulshada Soomaaliyeed ee Reer Gothenburg-Sweden.

Waxaa maalinta sabtida ah ee soo socota dhici doonta xaflad lagu soo dhoweynayo Fiqi Bashiir Fiqi Abdulle. Faah-faahin sawirka Eeg

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo dowladda ka tirsan oo isaga baxay deegaano ka tirsan Gobolka Baay.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobolka Bay ay isaga soo baxeen, kadib markii ay ka gadoodeen mushaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ku tilmaamay socdaalkiisii Gobolada guul...

Ra’iisal Wasaaraha oo ku tilmaamay socdaalkiisii gobollada guul dhanka ariimaha guddaha laga gaaray. Maarso 12, 2013:- Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo manta soo gabo-gabeeyay kormeer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka G/Nugaal oo sheegay in dhowaantan maxkamad la soo taagayo dadkii...

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo Warbaahinta Gudaha la hadlay ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la soo taagi doono dadkii ka danbeeyey Dilkii Shiikh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live