Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda USAID oo lacag dheeraad ah u balan qaaday Dowlada Soomaaliya.

Hay’adda USAID ayaa  lacago aad u badan oo dheeraad ah u balan qaady dowlada Soomaaliya kadib booqasho aan lasii shaacin oo sarlkaalka ugu sareeya uu Muqdisho ku yimid. $20,000,000 (labaatan milyan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cumar Ismaaciil Waaberi oo loo doortey Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Ururka...

Cumar Ismaaciil Waaberi oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Ururka Horcad ayaa Waxa Loo Doortay in uu noqdo Gudoomiyada Rasmiga ah ee Ururka Hor-cad. Shir ay   ka soo qayb galeen  madaxdii Hore ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelaha Harti-Abgaal oo kulan ku yeeshay Guriga Cali Mahdi dhiliil xoogana u...

War Murtiyeed Anagoo ah oday dhaqameedyada iyo siyaasiyiinta Beesha Harti Abgaal Mudulood ee Qabiilka Hawiye waxaan si isku duuban u qireeynaa   1-    In taladii dalka Soomaaliya eey la wareegeen koox...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

At least seven killed in Liboi mosque Attack.

At least seven villagers were killed when gunmen opened fire on worshippers in a mosque in a village near Liboi at the Kenya-Somalia border. The attack occurred on Thursday during morning prayers...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

American Recognition means a New Beginning for Somalia

American Recognition means a New Beginning for Somalia By: Mohamud Shalab First of all I would like to offer my condolences to Sheikh Abdulkadir Nur Farah. A man that I was quite fond of was...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweynaha Reer Jabuuti oo Saaka Cod Bixin u Dareeray.

Dadweynaha reer Jabuuti ayaa saaka u dareeray doorashada Baarlamaanka dalkaas, kaasoo ay ku soo dooranayaan ilaa 65-xildhibaan oo uu ka kooban yahay baarlamaanka dalka Jabuuti. Shalay ayay aheyd markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Holland: Nin Soomaali oo ah Muqdisho lagu celin lahaa oo dib loo dhigay.

Maxkamada ku taal dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay ka hortimid oo ay gaashaanka ku dhufatey nin Soomaali qaxooti ah oo dib loogu celin lahaa maalintii shalay ahayd magaalada Muqdishu ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah :Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka U.k.

Waxa ka dhacaya magaalada Birmingham ee wadanka ingiriiska  24/02/13 shirweyne lagu taageeraayo Maamul usamaynta  gobolada  J/hoose, J/dhexe iyo Gedo  kaasoo dhicidoona 24/02/2013    Goobta shirku ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka oo dib u dhacay.

Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa galabta ku dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii maamul u sameynta gobolladaas ee la filayay in uu maalinta berri ah ka furmo magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Bilicda Qurxoon ee Xarunta Dalxiiska Biyokulule.

Goob Dalxiiseedka Biyo kulule ayaa  ka mid ah goobaha loo dalxiiska iyo tamashlaha  tago ee kuyaala Magaalada Boosaso , Goobtan ayaa  aad u qurxoon Waxayna soo Jiidanaysaa Araga Indhahaaga. Guud ahaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo xirxirtey dad lagu tuhunsan yahay inay xiriir laleeyihiin...

Maamulka la magac baxay somaliland ayaa sheegay inay xirxireen dad lagu tuhunsanyahay inay xiriir la leeyihiin ururka al-shabaab. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale ayaa sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaradda Somaliya ee Kenya oo dhul ay lahayd lagu Wareejiyay Safiir Cali...

Safaarada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa si buuxda ula wareegtay dhul safaaraddu lahayd oo muddo sanado ah gacanta ugu jiray ruux ganacsade ah. Waxaa si buuxda dawlada Kenya u warejisay dhul ay lahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia.

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia Turkey is showing the world what it is possible to achieve in Somalia, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today. Speaking...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal Kismaayo ka dhacay iyo Ra’iisulwasaare Saacid oo Baaq Direy.

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta magaalada uu ka dhacay dagaal hubeysan oo sida la sheegayo dhexmaray laba maleeshiyo oo ka tirsan ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu xusayo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Garoowe lagu...

Taliska Ciidanka Asluubta Puntland ee Duleedka Garowe ayaa maanta  lagu qabtey Xaflada Sanadguurada 43-aad ee ka soo wareegtey Asaaskii Ciidanka Asluubta Soomaliyeed. Madaxweyne ku xigeenka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Soomaaliya oo shir wada tashi ugu Baaqday Gudiga Maamul u Sameynta...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa casuumaad u gudbisay guddiyada qaban-qaabada shirka maamul u sameynta Jubbooyinka, kuwaas oo loo soo jeediyay inay isugu yimaadaan kulan wada-tashi ah oo 26-ka bishan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Qurux iyo Qiime.

Gobolada Somaliya qaarkood ayaa lagaga maahmaahaa, Nin dheer oo cas naagtaada uga baq, Nin gaaban oo madowna naftaada uga baq. Markaa Nin gaaban oo madow haddii Quruxdii Allaah ka qadiyey Garasho...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Mareexaan oo qaadacay Shirka...

Kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen wax garadka iyo siyaasiyiinta beesha Sade (Mareexaan) oo lagaga soo horjeedo shirka lagu wado inuu dhowaan ka furmo magaalada Kismaayo ee lagu doonayo in maamul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl.

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun: Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl. . Waxaan halka tacsi uga diraynaa  dhamaan Xaasaskii, Caruurtii , Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyoodam Allah ha u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona Oo Camp Nou Kaga Takhalustay Sevilla Islamarkaana 15 Dhibcood Ku...

Barcelona ayaa 2-1 ku khuusisay kooxda Sevilla oo marti ugu aheyd Camp Nou iyagoo 15 dhibcood oo nadiif ah ku qabtay hogaanka horyaalka Premier League. Barcelona ayaa qeybtii hore ku bilaabatay fursado...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live