Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Taariikh Nololeedkii Alla How Naxariistee Marxuum Shiikh C/qaadir oo Kooban.

Akhristayaasheena Sharafta Leh Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbineynaa Taariikh Nololeedkii Alla How Naxariistee Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo Kooban. Shiikh C/qaadir Waxaa  si wayn looga yaqaannay...

View Article


AH Naxariistee Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo Garoowe Lagu Aasay.

Ilaahey ha u Naxariistee  Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa galabta lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee duleeedka Garoowe. Aaska Marxuumka...

View Article


Warbixin+Sawiro:-Aaskii Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax.

Ilaahey ha u Naxariistee  Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa galabta Waxa lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee duleeedka Garoowe. Kumanaan dad...

View Article

Halkan ka Daawo Aaskii Qaran ee loo Sameeyey AH Marxuum Shiikh C/qaadir(Video)

Ilaahey ha u Naxariistee  Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa galabta Waxa lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee duleeedka Garoowe. Kumanaan dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe:Arday Dhamaysatay kulliyada Qaanuunka oo Shahaadooyin la Gudoon Siiyey.

Hoolka Shirarka Jaamacada ”Puntland State University” PSU ee Garowe ayaa maanta  lagu qabtey xaflada qalinjebineed Dufcada kowaad ee Ardeyda Kuliyadda Qanuunka iyo Sharciga oo la asaasey dhamaadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo...

Prof C/saaq Juurile oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda aadka uga dhex Muuqda Siyaasadaha Somaliya ayaa Waraysi uu Bixiyay   kaga hadlay Shaqooyinkii uu soo qabtay Wakhtigii uu la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Damaca Dhalinyaradda Iyo Doorka Odayaasha (W.Q: Mohamed Keenadiid)

Markii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya sanadkii 1991 waxaa dalka soomaliya uu noqday mid gala marxada dagaalka iyo horumar la’aanta,waxaana soomaliya laga dhigay meel loogu magac daray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda...

Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June. Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee...

Ciyaaryahan El Sharaawy ayaa ku soo bilaabanaya line-upka kooxda AC Milan ka dib markii uu taam u noqday kulankaan, iyadoo Milan ay seddex weerar ciyaareyso afka hore. Pazzini ayaa isna sidii la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalis enjoy first major music concert in two Decades.

Music is back in Mogadishu after being banned by Islamists who controlled much of south and central Somalia two years ago. A concert this week saw a top Somali performer appear before a happy crowd,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Meher:-Mudane-Idiris Maxamed Cismaan iyo Murwo-Khadro C/laahi Nuux.

Dhamaan Dadkaan Hoose ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Tahniyada Meher Udirayaan Lamaanaha is doortay ee kala Ah Mudane:Idiris Maxamed Cismaan Xassan(Jurille) iyo Murwo Khadro C/laahi Nuux...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/weli Gaas oo ka tanaasulay Xildhibaanimadii Dowlada Somaliya, Sheegayna...

C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Sheegay in uu ka tanaasulay xildhibaanimadii Dowlada Federaalka Soomaaliya isagoona ka warbixiyey  sababta keentay in uu ka tanaasulo Xilkaasi. Cabdiweli Maxamed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney qurbo-joog aheyd oo ka mid noqotay darawalada gaadiidka BL-ka ee...

Darawalada Gaadiidka Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah ugu soo biirtay haweeney ka mid ahayd qurba-joogta Soomaaliyeed, waxaana haweeneydaasi haatan ay bilowday shaqadeeda darawalnimada, iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabay Baroor Diiq ah dilkii AH Sh.Cabdulqadir Nuur Faarax(By.Abwaan Jaabir).

Gabaygaan waa baroordiiq Waxaana Loo tiriyay  Dilkii shiikh Cabdulqadir Nuur Faarax Tixdaan waxay soo baxday 2-casho kadib dilkii Dunida gariiriyay ee Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax AUN waxaa la dhahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil toogasho ku fulisay saddex askari.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka ku fulisay dil toogasho saddex ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasoo horay Maxkamada ay dil ugu xukuntay. Saddexdan askar ayaa saaka lagu toogtay Tiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo garoonkeeda Sansiro si xun ugu jiiday Kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa ku kuftay garoonka Sansiro, kadib guuldaro xanuun badan oo ay kala kulantay Kooxda AC Milan oo 7-jeer ku guuleysatay Koobka Champions League, kadib markii 2-gool iyo waxba looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaar garowgii u dambeeyay ee shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka oo...

Qaban qaabo xoog leh iyo diyar garow ballaaran ayaa loogu jiraa shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka, kaasoo lagu wado in maalinta sabtida oo ku beegan 23-Febraayo inuu ka furmo magaalada Kismaayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah :Tacsidii Sh.C/qaadir loogu qaban lahaa Uk oo dib loo Dhigay.

Waxaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaa jaaliyada soomaaliyeed  ee ku nool UK  la ogaysiinayaa  in dib loo dhigay barnaamijkii looga had laayey Dilkii  shiikh cabdulqaadir nuur faarax foundation...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka...

Mid ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Karkaar Gaar ahaan Magaalada Waaciye Axmed Xasan Siciid  ayaanu ka waraysaney  arimaha Dhanka Deegaanka Degmada Waaciye. Ugu Horeyn Axmed Xasan Siciid Waxaanu wax ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Libooye: 5 Rag ah iyo Labo Haween oo Lagu dilay Weerar lagu qaaday Masaajid.

Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay weerar dabley hubaysan ay ku qaadday dad ku tukanayay masaajid ku yaalla deegaanka Libooye ee ku yaalla Xuduuda  u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya. Weerarka oo...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live