Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tahniyad Meher:-Mudane-Idiris Maxamed Cismaan iyo Murwo-Khadro C/laahi Nuux.

$
0
0

10957Dhamaan Dadkaan Hoose ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Tahniyada Meher Udirayaan Lamaanaha is doortay ee kala Ah Mudane:Idiris Maxamed Cismaan Xassan(Jurille) iyo Murwo Khadro C/laahi Nuux oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada London ee Cariga Dalka Ingiriiska Taariikhdu Markay Ahayd 18-02-2013.

Halkaan Hoose ka Akhriso Liiska Magacyada Tahniyada Diraya:

1-Prof.C/risaaq Cismaan Xassan (Jurille).

2-Aabe Maxamed Cismaan Xassan(Jurille).

3-Hooyo Aamino Axmed Cabdulle.

4-Aabe C/laahi Nuux.

5-Faadumo Maxamed Cumar.

6-Dr.Cismaan Cabdi Passenger

7-Dr.Duulane C/risaaq Cismaan Xassan.

8-Eng.Dalmar C/risaaq Cismaan Xassan.

9-Drs.Deeqo C/risaaq Cismaan Xassan

10-Drs.Sagal C/risaaq Cismaan Xassan.

11-Sh. Cabdalla Maxamed Cismaan.

12-Liibaan Maxamed Cismaan

13-Aamino Maxamed Cismaan.

14-Sucaad Maxamed Cismaan.

15-H.Xaawo Cismaan Xassan

16-H.Dhudi Cismaan Xassan.

17-H.Sahro Cismaan Xassan.

18-H.Shaci Maxamed Axmed.

19-H.Kaltuun Cali.

20-khuweylo Maxamed Cismaan.

21-Maxamed Cabdullaahi Nuux

22-Maxamed Maxamuud Nuux.

23-Axmed Maxamuud Nuux.

24-Siciid Maxamed Xassan.

25-Nadiyo Maxamuud Nuux.

26-Suldaan Cali Gudoor.

27-Barwaaqo C/laahi Nuux.

28-Ilmo C/laahi Nuux.

29-C/qaadir Cismaan Shanle.

30-Daauud Mirre Faarax.

Dhamaanba dadkan oo kala Ah Ehelada,Qaraabada,Asxaabta Lamaanaha Is doortay Waxay Leeyihiin Guurkiinu Guur Khayr leh Gurigiinu Guri Nagi Eebow ka Yeel ,Ubad Khayr Qaba Awlaad Saalix Ah Alla Ha Idin Wada Siiyo . Aaamiiin Aaamiin Aaamiiin.

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles