Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka (Dhegayso).

$
0
0

dhuxusha2Mid ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Karkaar Gaar ahaan Magaalada Waaciye Axmed Xasan Siciid  ayaanu ka waraysaney  arimaha Dhanka Deegaanka Degmada Waaciye.

Ugu Horeyn Axmed Xasan Siciid Waxaanu wax ka weydiiney arinta xaalufinta ay dadka qaarkood ay  ka wadaan Degaanka Degmada Waaciye.

Axmed Wuxuu Sheegay in Degaanka Degmada Waaciye uu horey uga jirey Xaaluf Ba’an Balse ay hada hoos u dhacday oo kasii yaraanayaan dadkii ay shaqada u hayd dabar goyntu.

Halkan ka Dhegayso Waraysiga aanu la yeelanay Mudane Axmed Xasan Siciid.

Ugu Dameyntii Mudane Axmed Xasan Siciid wuxu sheegay inay degaanka degmada ay ka qabteen Shaqooyin Badan oo ay ka mid tahay Dagaalanka Xaalufka oo weliba ay ilaa hada wadaan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369