Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogaysiis Muhiim Ah :Tacsidii Sh.C/qaadir loogu qaban lahaa Uk oo dib loo Dhigay.

$
0
0

ogaysiis-muhiima111Waxaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaa jaaliyada soomaaliyeed  ee ku nool UK  la ogaysiinayaa  in dib loo dhigay barnaamijkii looga had laayey Dilkii  shiikh cabdulqaadir nuur faarax foundation kaas oo dhicilahaa  23/02/2013  maalinta sabtida  waxaana laga soo sheegi doonaa goobta iyo wakhtiga  gadaal hadii rabi idmo,,,,,,

 Mahadsanidiin walaalayaal.

Axmed Tigaane.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles