Ilaahey ha u Naxariistee Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa galabta lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee duleeedka Garoowe. Aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay Kumanaan kun oo qof oo ay ka Mid ahaayeen wafdiyo ka kala socda Dowladda Federalka Soomaaliya Sida- Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wasiirka Maaliyada [...]
↧