Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay(Dhegayso).

$
0
0

22082012075953Prof C/saaq Juurile oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda aadka uga dhex Muuqda Siyaasadaha Somaliya ayaa Waraysi uu Bixiyay   kaga hadlay Shaqooyinkii uu soo qabtay Wakhtigii uu la soo shaqeeyay Dowladii Dhexe ee Somaliya ee jalle Maxamed Siyaad Barre.

Halkan ka Dhegayso Waraysiga Prof.C/risaaq Cismaan Xassan(Jurille).

Wuxuu Waraysigaasi kaga hadlayaa Xidhiidhkii Wanaagsan  ee uu lalahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.
Sidoo kale waxa uu carra baabay inuu wax badan oo Waxqabad ah uu ka qaybtay Somaliya intii uu Xilalkaasi hayay.
Prof Juurile wuxuu Dhowr  ka soo dhex Muuqday Golaha Xuukuumadihii Somaliya ee Dalka Soo maray, in kastoo dhawaan isu Sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka Somaliya walow uu Markii danbe xilkaasi ka Tanaasulay markii uu La Tashiyo la Sameeyay  Shacabka uu Metelo ee Puntland.
Warar aan la Xaqiijin karin baa sheegaya inuu Xusul Duub Xoogan ugu Jiro Raisalwasaaraha Somaliya oo dhawaan  laga Sugayo inuu Soo Xulo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Somaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud Cismaan.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles