Ilaahey ha u Naxariistee Marxuum Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa galabta Waxa lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee duleeedka Garoowe. Kumanaan dad ah uu horkacayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud(Faroole) ,Ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,Gudoomiyaha Barlamanka Mudane Xirsi ,wasiiro ,Xildhibaano ,Shuyuukh ka kala timid gobollada dalka [...]
↧