$ 0 0 Waxa ka dhacaya magaalada Birmingham ee wadanka ingiriiska 24/02/13 shirweyne lagu taageeraayo Maamul usamaynta gobolada J/hoose, J/dhexe iyo Gedo kaasoo dhicidoona 24/02/2013 Goobta shirku ka dhacaayo waa -Regent Park Road -b10 0qpa -Birmingham -Saacduna waa 18;00pm Waxaa laga codsanayaa dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee UK in ay ka soo qayb galaan shirkaas. Kasoo qaybgal wacan