Goob Dalxiiseedka Biyo kulule ayaa ka mid ah goobaha loo dalxiiska iyo tamashlaha tago ee kuyaala Magaalada Boosaso , Goobtan ayaa aad u qurxoon Waxayna soo Jiidanaysaa Araga Indhahaaga.
Guud ahaan bulshada kala gedisan ee ku dhaqan Magaalada Boosaaso iyo weliba Qurba joogta dalka dib ugu soo laabatay ayaa oo Jimce u Dalxiis iyo Tamashle Taga.
Hadaba Warbaahinta Raadreeb oo iyaduna Maanta ka qayb gashay dalxiis aya wax ay Akhristayaasheeda u soo gudbinaysaa Bilicda iyo Quruxda ay leedahay Degaanka Biyo kulule.
Sidoo Xarunta Dalxiiska Biyokulule ayaa waxa lagu soo kordhiyey Adeeg Dheeraad ah adeegaas oo ah Caanaha Geella oo la ogaaday inay Daawo u Yihiin Cuduro Badan oo Dadka ku Dhaca.