Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Sawirka Maanta iyo Amiin Arts.

$
0
0

Halkan Hoose ka Daawo Sawir uu Sharxamiistaha Soomaaliyeed ee lagu Magacaabo Amin Arts uu ka Sameeyey Nidaam darada ka jirta Xafiiska Madaxweynaha.

Sida ka Muuqata Sawirka waxa laga dheehan karaa Nidaam Darada uu Wado Madaxweynaha Soomaaliya iyo Kooxdiisa damu Jadiid  oo Gebi ahaanba la Wareegay Shaqadii Ra’iisulwasaaruhu qaban Lahaa.

23_FEB_2013


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369