Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo sheegay in ay muhiim tahay in laga doodo...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Cabdixakiin Cabdullaahi Camey, oo wareysi gaar ah siinayay TV-ga Somali Channel, ayaa kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka dowladda Federalka iyo...
View ArticleKhilaaf Culus oo soo kala Dhexgalay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka...
Khilaaf xoogleh ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Dr.Gaas iyo Eng.Camey. Ilo Wareedyo Lagu Kalsoonyahay ayaa Warbaahinta Raadreeb usoo Gudbiyey Xogtan...
View Article:Madaxwaynaha Dowlada Puntland oo Magaalada Garowe kaga qayb galay Xaflad...
:Madaxwaynaha Dolwada Puntland oo Magaalada Garowe kaga qayb galay Xaflad lagu maamusayo Maalinta dhalinyarada Somalia SYL. Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali: “Maanta waa maalin taariikh ah, waxaana muhiim ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyarada...
View ArticleTahniyad Dhalasho oo Loo Dirayo Nabadoon C/qaadir Axmed Ibrahim(Xarago).
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com iyo Shuyuukhda,Samadoonada iyo Weliba Ganacsatada Magacyadoodu Hoos ku Xusan yihiin Waxay Tahniyad Dhalasho udirayaan Nabadoon...
View ArticleMa Dhabaa in Qardho Labo Boqor Yeelatay Mise Waa Been?(By.Muuse Xaaji Abees).
Indhowaale waxaa dhegahayga ku soo dhacayay waxaa la caleemasaarayaa Boqorka Daarood. Waxaa ii xigtay Burhaan Boqor Muuse ayaa Qardho lagu caleemasaaray. Haddana waxaa ii xigtay Boqor Axmed Boqor...
View ArticleSuldaanka Guud ee Beesha Warsangeli oo Shir Iclaamiyey(Video).
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud Cali Shire oo ah Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli ayaa IClaamiyey Shir Guud oo ay Beeshu Isugu Timaado,shirkaas oo looga Hadli Doono Aayaha Dame ee...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo Xalay Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada...
View ArticleAMISOM oo ka hadashay sababaha keenay inuu hakad ku yimaado howl galka ka...
Afhayeenka AMISOM Col. Cali Aad Xumad ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu hakad galo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolada dalka, kadib markii dhowaan Shabaab laga saaray deegaano ku...
View ArticleMaamulka Ximin iyo Xeeb oo ka hadlay Caruur la Afduubtay.
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay la soo xiriireen 5 qof oo sheegay in ay yihiin waaliddinta carruur afduub loo haystay oo shalay ay badbaadiyeen ciidanka ammaanka ee maamulka. Wasiirka...
View ArticleXuska Maalinta Nadaafada oo fooda inagu soo Haysa-18 May.
Xuska Maalinta nadaafada soomaaliya 18 may ayaa fooda inagu soo haysa.Maalintaan waa maalinta aynu qashinka gurno ama nadiifinta wadanka oo dhan.Hadaba soo ma haboona in la is xasuusiyo qiimaha ay...
View ArticleFederation System Of Governance For Somalia: Federal State: Theory and...
Speech presented Università Degli Studi Roma Tre (University of Rome III) By Dott. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Former President of Puntland State, Somalia 12 May 2014 All Praise and Thanks be...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido kana qeyb galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda kala duwan ee Soomaaliya, Masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir, ayaa galabta...
View ArticleUgu yaraan 10-qof oo ku dhimatay Qarax Nairobi ka dhacay(Sawiro).
Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo loo adeegsaday bambaanooyinka gacanta laga tuuro oo galabta ka dhacay suuqa Gikomba ee magaalada Nairobi, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Bisha Cas...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Amar kusoo rogay Bangiyada dhexe ee Dowlada Puntland.
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa amar ku bixiyey inaan wax dhaqaale ah ama kharashaad ah laga soo saari karin bangiyada dhexe ee dowladu ku leedahay magaalooyinka Bosaso iyo Garowe ilaa amar danbe ka...
View ArticleGudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Addis Ababa Siminaar Ugu Soo...
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xeray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia...
View ArticleSafiirka Soomaaliya Ee Ethiopia Iyo IGAD Oo Qado Sharaf U Sameeyey Wafdiga Uu...
Wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ee ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa waxaa maanta qado sharaf u sameeyey Danjiraha Dowladda...
View ArticleErgeyga QM u qaabilsan Soomaaliya oo saakay ku wajahan magaalada Jowhar iyo...
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa saakay ku wajahan magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Ciidamada...
View Articleilaa 18-caruur u badnaa gabdho, qaab ganacsi ahaana loo tahriibin rabay oo...
Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay howl gal ciidamadooda ku soo bad baadiyeen ilaa 18 caruur laga soo xaday qeybo ka mid ah Gobolada Koofureed, lana doonayay in qaab ganacsi loogu tahriibiyay...
View ArticleUrur Goboleedka IGAD oo Amaan usoo Jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya.
Urur-goboleedka IGAD ayaa shalay amaanay sida uu u shaqeeyo baarlamaanka Soomaaliya. Danjiraha IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in dalalka ku bahoobay Urur-goboleedka IGAD ay la...
View Article