Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud Cali Shire oo ah Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli ayaa IClaamiyey Shir Guud oo ay Beeshu Isugu Timaado,shirkaas oo looga Hadli Doono Aayaha Dame ee Deegaanada Beesha Warsangali.
Halkan Hoose ka Daawo Suldaanka oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalda Xingalool ee Gobolka Sanaag.