Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis u fidiyey Nin Shabaab Taageeray.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay cafis ufidiyay ruux lagu helay kiis Al-Shabaab kaasi oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Jowhar Gaarey.

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Wafdiga ayaa hadda kulan ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda Jubbooyinka oo Muqdisho kasoo saaray...

Kulan ballaaran oo iskugu yimaadeen qaar kamid ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa looga hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee deeganadaas gaar ahaan dagaaladii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Statement: Weekly briefing on the current situation in Somalia.

Mustaf Duhulow, the Minister of Information, today held press conference in Mogadishu. The Minister spoke the progress of the government as well as the current situation in Somalia and said that the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubba oo dalka Jabuuti...

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha mamulka KGM ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta gaaray magalada Jabuuti xarunta Dalka Jabuuti. Wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa wafdigan kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roob Mahiigaan ah oo ka Da”ay Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar.

Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar   ayaa galabta waxa ka Curtay Roob mahiigaan ah oo Biyo wada geliyey dhamaan Berkadaha Degmada. Roobkan ayaa waxa uu ka Curtay Duleedka iyo Gudaha Degmada Waaciye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Casho sharaf...

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Casho sharaf Caawa ugu sameeyay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garowe kooxda Garowe City oo kaalinta labaad ka gashay koobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya oo ka hadlay Xaalada Dalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow, oo shir-jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay waxqabad iyo horumar si shacabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya mooshin ka dhan ah Wasiirka...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ambaqaadaya mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre, iyadoo dooda Xildhibaanada ka yeelanayaan mooshinkan uu noqon doono mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada 18-ka May ee gooni isu taaga Somaliland oo saaka ka bilaabatay...

Munaasabado ballaaran oo loogu dabaal degayo 18-kii May ee gooni isu taaga Somaliland ayaa saaka ka socda magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale, iyadoo ammaanka guud si aad ah loo adkeeyay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo u codeynaya Wasiirka Arrimaha Gudaha, kadib...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hada u fadhiya codeynta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre, kadib markii uu dalbaday wasiirka. C/llaahi Goodax Barre oo hortagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo ka Hadlay Go”aankii Baarlamaanka ee...

Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay tallaabada Baarlamaanka Soomaaliya ay shaqadii uga joojiyeen shirkada ka shaqeysa Garoonka Diyaaradaha ee Favori kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo helay codka kalsoonida, kana bad baaday...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa ka bad baaday mooshin laga soo gudbiyay oo ay Xildhibaano ka badan lixdan mudane ku dalbanayeen in codka kalsoonida lagala laabto,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo maanta furay Siminaar lagu soo bandhigayey...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay Siminaar lagu soo bandhigayey qiyaasta tirada dadka Soomaaliya oo ay si wadajir ah u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cutubka Ciidamada Ilaalada QM oo Muqdisho ka howl billaabay(Sawiro).

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta guddoomiyey caleema saarkii rasmiga ahaa ee Cutubka Ilaalada Qaramada Midoobay, ciidan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

18-May: Damac Siyaasadeed, durbaan qabiil iyo dadaal Hungoobey(Maqaal).

Aragti shakhsiyadeed (Opinion) 18 May: Damac Siyaasadeed, durbaan qabiil iyo dadaal hungoobey Hordhac & Koobid Alxamddu Lilaahi wa Salaatu wa Salaamu calaa Rasuuli Laah wa c alaa Aaalihi wa Saxbati...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg ah:-Mowshin ka dhan ah Wasiirka Amniga Qaranka oo loo gudbiyay...

War Deg Deg ah oo goor dhowayd  na soo gaaray ayaa sheegaya in ka badan lixdan Xildhibaano ay mowshin ka dhan ah Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed u gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida, oo uu horay xilkaas u hayay Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xaan oo xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada Booliska (Sawiro).

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay markii u horeysay xalay saqdii dhexe kormeeray ku tagay qaar ka mid ah saldhigyada booliska ee Gobolka Banaadir, iyadoo kormeerkan uu ahaa mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaashii Muqdisho ka tegay ee Hargaysa ku sugnaa oo sheegay in Maamulka...

Mamulka la magac baxay Somaliland oo mudo 23-sano ah raadinayay gooni isu taag ayaa waxay u dabaal dageen qaar ka mid ah Odayaal Muqdisho ka tagay oo xalay sheegay Somaliland inay ka madax banan tahay...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live