Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Jabuuti oo sheegtay in ay heshay deegaanada ay ka soo jeedaan Kooxo...

Maki C/qaadir Xeer Ilaaliyaha Qaranka Jabuuti oo u warramayay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Haweeneydii iyo Ninkii dhawaan weerarka ka fuliyay dalkaasi deegaan ahaan halka ay ka soo jeedaan. Xeer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyey horumarka Dowladda.

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka dowladda ee usbuucii hore. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Badda ee Talyaaniga oo Badbaadiyey ku Dhowaad 3,000 Muhaajiriin ah.

Ciidamada badda dalka Talyaaniga ayaa sheegay inay badbaadiyeen ku dhawaad 3.000 oo muhaajiriin ah kuwaasi saarnaa dooni ay ku doonayeen inay Talyaaniga ku gaaraan 24 saac ee lasoo dhaafay. Talyaaniga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Hore Dowlada Federaalka Ah”Ciidamada DF waxey cunaan haraaga Raashinka...

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdikariin Maxamuud Xaaji  Fiqi ayaa asagoo Beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Dowlada Puntland oo Xariga kajaray Wado Laami ah oo Dhan 5.9 km...

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Boosaaso Xariga kaga jaray Wado Cusub oo Laami ah, taasi oo isku xiraysa Dekeda iyo Laamiga Weyn ee Boosaaso dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin Garkiisa weyn dartiis milyoneer ku noqday.

Nin garkiisa weyn dartiis milyoneer ku noqday. Cali C/kariim Abu-bakar oo ah muwaadin haysta dhalashada dalka Maraykanka, asalkiisuse uu Tuunisi yahay, ayaa dhowaan maxkamad ku taalla gobolka Michigan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay oo welwel ka Muujisey Ciidamo Gaar ah oo ay Somaliland...

Qaramada midoobey ayaa wel-wel ka muujiyey asbuucaan qorshe maamulka Somaliland ku damacsan tahay inuu ku dhiso ciidamo gaar ah oo ilaalinaya goobaha shidaalka laga qodo doono, sidaas waxaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dalkeennu anagu ayuu dhismo naga sugayaa, haddaan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax-dhigay Xaruntii hore Maamulka Goboka Banaadir (Ufficio Governo). Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bank Moon “Walaashey iyo Walaalkey hada ka hor ayay dalka Koonfur Kuuriya...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobeey Bank Moon ayaa mar uu ka hadlay Shir ka dhacayey Dalka Canada waxa uu sheegay in Xaalad adag uu kusoo koray qaar kamid ah Qoyskiisana ay Baahi dateed U dhinteen....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ku dhawaaqay Xiliga La Bilaabi Doono...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta shaaca ka qaaday xiliga sida rasmiga ah loo bilaabi doono Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso. Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo ugu baaqay Madaxweyne Gaas in Booqashada...

Shaki kuma jirro in guud ahaan degaamadda Dowlad goboleedka P/L si weyn looga soo dhoweeyeey is bedelka hogaanka,geedi socodka maamulka iyo higsigga mustaqbal rajo wanaagsan leh, iyadoo mar walba amaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Kalluumaysatada Sharci darada ah ay u...

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Sheegay In lagabilaabo manta (01/06/2014),Dawladda Puntland u aqoonsatay kalluumaysiga sharcidarrada ah in uuyahay “masiiboqaran....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamad Turki Ah oo amartay in la soo xiro horjoogeyaasha Al-Shabaab Ah.

Maxkamad ku taalla dalka Turkey ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo shan ka tirsan horjoogayaasha sarsare ee Al-Shabaab oo lagu eedeeyay in ay ku lug leeyihiin qarax is-miidaamin ahaa oo lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caasho Geelle oo Soo Dhoweysay Xilka Loo Magaacabay.

Caasho Geele oo hadda ku sugan dalka dibaddiisa ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso ka mid ahaanshaha gudiga dowlada u magacowday dib u eegista dastuurka Soomaaliya. Wasiirkii hore ee wasaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laascaanood:-Ku Dhowaad Afartan qof oo ku dhaawacmay dab maanta ka kacay...

Ku dhowaad dad gaaraya afartan ayaa dhaawac kasoo gaaray dab maanta ka kacay kaalin shidaal oo ku taala magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Kaalintan shidaal ee dabku ka kacay ayaa ku taala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka oo ka digay weerarro Argagixiso oo ka dhaca Itoobiya.

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa uga digtay mawaadiniinteeda weeraro ay kooxo argagixiso ah doonayaan in ay ka fuliyaan gudaha dalka Itoobiya. War qoraal ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Jabuuti oo ka dalabtay Somaliland in ay Faah faahin ka bixiyaan...

Dowlada Jabuuti ayaa ka dalabtay Somaliland in ay Faah faahin ka bixiyaan qaraxii Jabuuti ka dhacay. Dowladda Jabuuti ayaa si buuxa uga dalabtay maamulka Somaliland in ay xog dheerad ah iyo Faah faahin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in Saraakiil Shabaab...

Xaamud oo ah Mudane ka tirsan Aqalka Baarlamaanka Somaliland ayaa saxaafada u sheegay in xubno saraakiil ah ka tirsan Al-Sbabaab ay ku jiraan Maamulka Somaliland, si caadi ahna u dagan yihiin Hargeysa....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay in Khilaaf uu ka dhaxeeyo Madaxda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galayay Munaasabada 1-Sano guuradii ka soo wareegatay Xiligii la aas aasay Xafiiska Kaalmada u qaabilsan Qaramada Madoobay ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay: Hala dardargeliyo Nabadda iyo dowlad-dhisidda”

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa u soo jeediyay Soomaalida inay dardargeliyaan horumarka laga gaarayo nabadda iyo dowlad-dhisidda....

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live