Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in Saraakiil Shabaab ah joogaan Hargeysa(Dhegayso).

$
0
0

imageXaamud oo ah Mudane ka tirsan Aqalka Baarlamaanka Somaliland ayaa saxaafada u sheegay in xubno saraakiil ah ka tirsan Al-Sbabaab ay ku jiraan Maamulka Somaliland, si caadi ahna u dagan yihiin Hargeysa.

Xildhibaan Xaamud oo daboolka ka qaaday sirtaan culus ayaa tilmaamay in wasiiro iyo saraakiil uusan tiradooda sheegin ay ka tirsan yihiin maamulka Somaliland, isla markaana aysan aheyn wax qarsoon maadaama ay Masuuliyinta iyo dad badan oo Somaliland ogyiihn, balse laga baqayo in la tilmaamo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles