Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay sannad-guuradii Kowaad ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta maamuusay sanad-guuradii koobaad ee ka soo wareegtay shaqada Erada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM),...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali ”marna hawlaha aan qaranka u hayno u joojin mayno...
Mudane Madaxweyne Mudane Gudoomiye, Xildhibaanasharaftaleh, Warbaahinta iyo dhammaan marti sharafta kale, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf ii ah in aan mar sadexaad hortiina soo istaago anigoo...
View ArticleAhlu Suna”Dowlada Federaalka iyo AMISOM ma ogala in Al Shabab laga saaro Dalka
Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal Xogayaha Gaashaadhige Ahlu Suna Waljameeca oo la hadlayay Idaacdda Sky fm ayaa ka warbixiyay saba-baha ay u istaageen dagaaladii lagula jiray Al-shabaab. Xogayaha...
View ArticleFAALLO:-TAHRIIBKA DHALINYARADA WAA SAFARKI INDHO LA’ANTA.
FAALLO:TAHRIIBKA DHALINYARADA WAA SAFARKII INDHO LA’ANTA QORE CUMAR AADAN DEYNAB Beryahan danbe waxaa si weyn usoo shaac baxayey Erayga:Tahriib oo ka turjumaya Hayaanka is miidaminta ku dhisan...
View ArticleMadaxwaynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Booqday...
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland oo ku taala Duleedka Magaalada Boosaaso ee...
View ArticleMadaxweynaha dalka Maraykanka oo Qorsheynaya in uu Soomaaliya Safiir usoo...
Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu Soomaaliya usoo magacaabo safiirkii ugu horeeyay oo uu usoo dirayo dalka waxii ka dambeeyay sanadkii 1991 markii dalka ay ka bilowdeen dagaalo...
View ArticleKhilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisul Wasaare C/wali oo Cirka...
Kadib markii uu Xilka iska casilay Wasiirkii hore ee Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya C.kariin Xuseen Guuleed, Ra’iisul Wasaarahana uu qorsheeyay in isku shaadheyn uu ku sameeyo Golahiisa Wasiirada ayaa...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar...
View ArticleWasaaradda Caafimaadka Puntland oo dawo ugu deeqday isbitaal Degmada Buraan.
Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah dawo gaarsiiyay isbitaalka deegaanka Buraan ee gobolka Sanaag. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil oo deeqda daawada ah wakiil uga...
View ArticleAl-Shabaab iyo ONLF oo lagu Eedeeyey Dagaalada ka Socda Gobolka Bakool.
Ururka Al-Shabaab iyo Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay iska kaashanayaan dagaalada culus ee maalmahan ka socday deegaano ka tirsan gobalka Bakool kaasi oo u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey tallaabada dowladda Mareykanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa maanta helay hubaal in Madaxweyne Obama uu magacaabi doono Safiirkii Mareykan ee ugu horreeyey ee u soo magacaabo muddo labaatameeyo sano ah....
View ArticleGolaha Wasiirada oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo....
View ArticleMaalinta deegaanka oo Garoowe Laga Xusay.
Xaflad lagu xusayay maalinta deegaanka adduunka ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda deegaanka maamulka Puntland ee magaalada Garoowe. Xafladda oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda deegaanka ee...
View ArticleNATO oo jaangoynta u kordhisay Ciidamada la dagaalanka Burcada badeeda.
Bayaan ka soo baxay dowladaha ku midoobay NATO ayaa lagu shegay in mudo kordhin loo sameeyay Ciidamada la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ee ku sugan Biyaha dalka Soomaaliya. Bayaanka ayaa lagu...
View ArticleMinister of constitution: “Federal Government of Somalia is progressing in...
The President, Hassan Sheikh Mohamed, today welcomed the Turkish navy ship TCG Gediz to Somalia. He paid tribute to the significant contribution the Turkish government and people have made to aid and...
View ArticleRaila Odinga oo Boqollaal Soomaali ah kula hadlay Eastleigh-Nairobi.
Raiisulwasaarihii hore ee Kenya, ahna hoggaamiyaha isbahaysiga Mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa maanta boqollaal Soomaali ah kula hadlay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi. Raila ayaa...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ka Qeybgalay Furitaanka...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 4aad ee...
View ArticleSanad guuradii 5-Aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka...
Maalinta Sabtida ee taariikhdu ku beegan tahay 7da bisha June 2014ka ayaa waxaa loo dabaal-degayaa sanad guuradii 5aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa...
View ArticleWasiirka Arrimaha dibedda oo kulan ugu qayb galay dalka Shiinaha.
Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qayb galay kulanka lixaad ee waddammada carabta iyo dalka China oo lugu soo gabagabeeyey magaalada...
View ArticleEthiopia oo xir xirtay 25-qof oo Lala Xariirinayo Falal Amni Xumo.
Ciidanka ammaanka Dalka Ethiopia ayaa xabsiga dhigay dad lagu qiyaasay inay gaarayaan 25 qof oo looga shakiyay inay falal amniga dalkaasi kasoo horjeeda ay fulin rabeen. Howlgan dadka lagu qabtay ayay...
View Article