Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Sanad guuradii 5-Aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal oo loo dabaaldegayo.

$
0
0
photoMaalinta Sabtida ee taariikhdu ku beegan tahay 7da bisha June 2014ka ayaa waxaa loo dabaal-degayaa sanad guuradii 5aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal.
 Dabaal-dega ayaa si toos ah looga daawan doono TVga Universal marka ay tahay 10:00pm fiidnimo ee waqtiga UK ahna 12:00am habeenimo ee Geeska Afrika.
 Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo kala jooga Qaaraddaha Adduunka ee kala soco:www.tvuniversal.net
 Waxa aad fadlan nala wadaagtaa wixii fikir iyo fariin ah oo aad ku soo diri kartid Iimeelkeena:a.hafid@tvuniversal.net ama FACEBOOK: Arrimaha Bulshada ee sidaas iyo xiriir wacan, INSHA’ALLAH.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles