Xukuumada oo Golaha ammaanka ka codsatay in xayiraada laga qaado Ganacsade...
Muqdisho, August 22, 2013—–Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi...
View ArticleRobert Mugabe oo Shan Sano oo Kale Loo Dhaariyay.
Xafladda Dhaarinta hogaamiyaha 89 jirka ah ee dalka Zimbabuwe Robert Mugabe ayaa dhacday maanta oo Khamiis ah, ka dib markii ay dib u dhigeen muran iyo is qabqabsi ka dhashay doorashadii madaxtinimo ee...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray Iskuul,balan qaadeyna kuwa kale.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray Iskuul laga furay Jazeera oo ay carruur Soomaaliyeed ka heli doonaan waxbarasho tayeysan....
View ArticleXusni Mubaarak oo Xabsigii laga Sii daayey.
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubarak ayaa laga sii daayay xabsiga, arintaas oo jahwareer kale ku sii kordhineysa xasaradaha ka taagan dalkaasi. Dayuurad nooca qumaatiga u kaca ah...
View ArticleAdis Ababa:Wararkii Ugu Dameeyey ee Wada hadaladii u dhexeeyey DF iyo...
Wadahadaladii u dhaxeeyay DFS iyo maamulka Jubaland ayaa wali waxay ka socdaan magaalada Addis Ababa.Ilo xog ogaal ah oo aan goor dhaweyd kala xidhiidhnay magaalada Addis Ababa ayaa noo xaqiijiyay in...
View ArticleDhegayso:-Maanso La Magacbaxday Diidan.
Halkaan Hoose ka Dhegayso Maando La Magacbaxday Maansadii Diidan oo uu Tiriyey Abwaan Cabdifataax Firdhiye. Maansadan ayaa Abwaan Firdhiye waxa uu tiriyey Taariikhdu markay ahayd 18-08-2013. Dhegaysi...
View ArticleTallo ku socota Shacabka Gobolka Doollo.
Tallo ku socota shacabka Gobolka Doollo Assallamu calleykum Waxaan sallamaya guud ahaan shacabiga Dawlada Deganka Somalida ee Ethopia waxana ugu habalyey naya Hormarka iyo wanaaga ay ku...
View ArticleXukuumada Soomaaliya oo sheegtay in Haweeneydii Swedish aheyd la rabay in la...
Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay saddex ka mid ah kooxihii weeraray Haweeneydii u dhalatay Swedish oo maalin ka hor lagu dhaawacay magaalada...
View ArticleToddoba Al-Shabaab Ah oo lagu diley Gudaha Magaalada Kismaayo.
Toddoba qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee...
View ArticleRa’iisalwasaaraha Turkiga oo Asagoo Waraysi Bixinaya ilmeeyey(Video).
Ra’iisal wasaarah dalka Turkey al Sayyid Rajjeb Dayyib Erdogan ayaa ilmo ceshan waayey ka dib markii asagoo si toos ah waraysi uga bixinaya TV ka mid ah kuwa dalka Turkey uu daawaday cajalad uu Aabe...
View ArticleAfhayeenka isimada Puntland oo Fariin udiray DF Somaliya,Maamulka...
Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo shir jaraid ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa waxa uu fariin u diray , Jubaland , dowlada federalka somaliya , Puntland...
View ArticleXasan Daahir Aweys oo Wada tashiyo La Leh Xubno ka socda...
Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ku jira gacanta dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay wada tashiyo la yeelanayay dhinacyo kala duwan oo isugu jiray, xubno ka soo jeeday Beeshiisa,...
View ArticleXaafada Raxiis Bosaaso oo ku Guuleysatay Tartan Aqooneedkii Kediska Idaacada...
Xaafada Raxiis ee Magaalada Bosaaso ayaa Waxay Ku Guuleysatay Tartan aqooneedkii Barnaamijka Kediska Idaacada SBC ay Sanad weliba qabato. Fiidkii Hore ee xalay holka weyn ee xafladaha Jaamacada Pidem...
View ArticleSalaad Cali Jeele oo sheegay in Dowladdu ay ku fashilantay Sugida Amniga...
Salaad Cali Jeele oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka KMG ahaa oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in muddooyinkii dambe ay dhacayeen...
View ArticleJen.Dhegabadan”Sidii xilka laga iiga qaaday xaalka dalka Soomaaliya ma...
Jeneraal Cabdikariin Yuusuf Aadan Dhagabadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku fashilantay inay qaado isbaarooyinka yaala gobolada dalka...
View ArticleEng.Ismaaciil”Waxaan Ahay Musharax u Taagan Jagada Xildhibaannimo Puntland ee...
Waxaan ahay musharax u taagan jagada xildhibaan nimo Puntland ee sanadka 2014. Shacabka Reer Puntland –Puntland waynu wada dhisanee aan wada ilaashano !!!!!! Eng.Ismaaciil Maxamuud Yuusuf Shaqadiisa...
View ArticleDhegayso:-Dr.Faroole oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweyne.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa Maanta markii ugu horeysay ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxtimo ee Puntland. Halkan ka Dhegayso...
View ArticleWasaarada Amniga Dowlada Puntland oo Amaro Soo Saartey.
Wasaarada Amniga Puntland ayaa maanta soo saartay amaro hor leh oo qayb ka ah nabadgelyada iyo adkaynta amaanka deeganada Puntland, ka dib kulan balaaran oo ka dhacay magaalada Garowe kaasi oo ay qayb...
View ArticleUrurka Sahal oo Bayaan Adag Kasoo Saarey Shirka Soomaalida ee Adis-Ababa ka...
Assalaamu Alaikum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu: Ururka Sahal oo ah Urur mustawahiisu yahay, Sinaan Cadaalad iyo Horumarin, waxaa uu bayaan adag kasoo saarayaa xaladda kazoo cusboonaattay shirka Addis...
View ArticleProf.Jawaari oo ka jawaabay Eedeymo ka yimid Dastuurka.
War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa looga jawaabey eedeymo ku saabsanaa in wax laga badaley dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, eedeymahaas ayaa ka soo yeeray...
View Article