Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Addis Ababa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa kaga qeyb galaya Addis Ababa sanad guuradii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mohamed Osman Baylkariye oo ku dhawaaqay in uu u Sharaxanyahay Xubnaha...

Murashax Xildhibaanka Puntland Mohamed Osman Baylkariye Gudoomiyaha Ururka Puntland youth network ee ay ku Midobeen Jaaliyada Reer Puntland ee Dalka Uk Mohamed Osman Baylkariye Ayaa ku dhawaaqay in uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

G.Gobolka Banaadir”“Qaraxyada lagu hayo Baaleyaasha cadceeda ku shaqeeya...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay qaar ka mid ah falalka amni daro ee ka dhaca magaalada Muqdisho aysan ka dambeynin Al-Shabaab....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal ) oo maanta ka furmay Magaalada...

Galkacyo, 20, Augst, 2013…..Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa  labo maalmood ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay RW. Ethopia.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu la kulmo raysul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, kaddib markii uu shalay gaaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyihii Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo la xiray.

Hogaamiyihii Ururka Ikhwaanul Muslimiinka dalka Masar Mohammed Badie ayaa lagu xiray magaalada Qaahira, kadib markii ay gacanta ku dhigeen Ciidamada ammaanka. Xariga Mohammed Badie ayaa ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

24-Booliis Masaari Ah oo Weerar Lagu Diley.

Wararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah oo ka dhacay gacanka Sinai lagu diley 24 boolis ah, saddex kalena lagu dhaawacay. Saraakiisha dowladda iyo xarumaha caafimaadka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole oo kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaarada Caafimaadka ee...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta booqashoku tagay xaruntawasaarada caafimaadka ee Puntland. Wasiirka caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi Warsame ayaa madaxweynaha uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen.Cade Muuse Xirsi oo Warqad udirey Madaxweynaha Puntland.

Waxaan ugu horrayn salaan diirran iyo boogaadin u soo jeedinayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Puntland oo isugu jira isimo, nabaddoono, aqoonyahanno, culimaa’idiin, ganacsato, haween...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Two-day consultative meeting on New Deal kicks off in Galkayo.

Galkayo, August 20, 2013….. His Excellency the Deputy Minister of Finance and Planning Abukar Sheikh Abdi Ibrahim with the president of Galmudug regional administration Abdi Awale Qaybdiid officially...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo qiray in Dastuurka Wax Laga Bedelay.

Gudoomiyaha Barlamanka DF Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa qiray in dastuurka dalka wax laga badalay oo indhowaale Puntland shaacineysay in isbadamarin lagu sameeyay dastuurkii Somalidu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabley Hubaysan oo Muqdisho Gabar Cadaan Ah ku Dhaawacay, Labo ilaaladeedii...

Dabley Hubeysan ayaa duhurnimadii maanta gabar Cadaan ah ku dhaawacay degmada Hodan, iyagoo dilay labo ka mid ah ilaaladii la socotay, xilli ay ka soo baxday mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox ka Socota Universal-TV oo Booqday Magaalada Waarso ee Dalka Poland(Video).

Koox ka Socota Tv-ga Caalamiga ah ee Universal-tv ayaa Booqasho ku tegay Magaalada Waarso ee Caasimada Wadanka Poland . Wadanka Polan ayaa Waxa ku Nool ku Dhowaad 40- qof oo Soomaali Ah,Kuwaas oo  Leh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo soo Dhoweysay warbixintii guddiga madaxa bannana ee...

Mugdisho, August 21, 2013…. “Dhaqan galinta talooyinka guddiga madaxa banana ee xaqiiqo raadinta tacadiyada xuquuqal insaanka waa mid naga go’an, umana dulqaadanayno xad-gudubyada ka dhankaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adis-Ababa :Kulamadii u Socday Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka...

Madaxweyne yaasha Jubaland iyo Dowlad Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa go’aan is afgarad ah ka gaaray aqoonsiga Dowlada goboleedka Jubaland ka dib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Government welcomes the report of the Human Rights Task Force.

Mogadishu, August 21, 2013…… After six months investigation, independent Human Rights Task Force reported the state of the human rights in Somalia with particular reference to Mogadishu. The report...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamad ku taal dalka Masar oo amartay in xabsiga laga sii daayo...

Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa amartay in la sii daayo madaxweynihii hore ee dalka Masar Mubarak oo loo haysto dambiyo musuqmaasuq ah, Hase ahaatee illaa iyo hadda lama shaacin waqtiga dhabta ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan oo Weerar Afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxaa uu weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska asagoona ku dhsheegay kuwa aan waligood shaqeysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iska-horimaad ciidamada Amniga Kenya iyo Kooxo hubeysan ku dhexmaray deegaan...

Iskahorimaad khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay deegaan ku dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya kuna yaalla gudaha Kenya, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac inta uu le’eg yahay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Maraykanka oo Walaacsan xoogan ka Muujisey Xaaladda Dalka Syria.

Dowlada Maraykanka ayaa Walaac Xoogan ka Muujisey Xaalada Guud ee Dalka Syria. Maamulka Madaxweyne Obama ayaa ka codsanaya qaramada midoobay inay dambi baadhis dheeraad ah ku samayso wararka sheegaya...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live