Koox ka Socota Tv-ga Caalamiga ah ee Universal-tv ayaa Booqasho ku tegay Magaalada Waarso ee Caasimada Wadanka Poland .
Wadanka Polan ayaa Waxa ku Nool ku Dhowaad 40- qof oo Soomaali Ah,Kuwaas oo Leh Jaaliyad ay ku Mideysan yihiin Jaaliyada Soomaaliyeed ee Halkaasi ku Nool.