Waxaan ahay musharax u taagan jagada xildhibaan nimo Puntland ee sanadka 2014.
Shacabka Reer Puntland –Puntland waynu wada dhisanee aan wada ilaashano !!!!!!
Eng.Ismaaciil Maxamuud Yuusuf Shaqadiisa Xiligan Waa Director of Maritime Navigation ,Safety of Port ,Wuxuuna Xiligan Si Toos ah ugu Dhawaaqay in uu Yahay Musharax u Taagan ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Puntland.
Eng.Ismaaciil Maxamuud Yusuf Waxa uu qoraal Kooban Kusoo Bandhigay Sababta Keentay in uu Isku Sharaxo Xubin Xildhibaan Baarlamaanka Cusub.
Halkan Hoose ka Akhriso Sababta Keentay Musharaxnimada Eng.Maxamuud.
Sabahaa dhaliyey inaan isusoo taago jagada xildhibaanimo ayaa waxay ay timi markaan arkay baahida loo qabo in lahelo dad tayadooda aqoontu ay sarayso gaar siin kara heer wax ku ool ah degeenada Puntland .
Xildhibaanku waa Hay’adda sharci dejin ee wadanku ku horumaro hadaan laga gudbin qaabka ay beeluhu usoo xulaan xildhibanada oo ah inuu qofku reerkiisa ka biilo keliya aan wax dan guud ah aanu dowlada u qaban maaha micnaha xildhibaanimo taa .
Anigu waxaan wax badan wax ka bedelayaa baahida ay u qabaan degeenka aan kasoo jeedo ee gobolka u wayn uguna dhaqaalaha badan marka loo firiyo uguna wax qabadka yar waa gobolka bari taa ayaan waxaan xaqiijinaya wax qabad la’aantaasi inaaney ahayn Madax waynaha iyo wasiiradiisa ee ay tahay tayada darida xildhibaanada kasoo jeeda Gobolka bari .
Waxaan muda dheer ku dhex jiray arrimaha bulshda waxaan khabiir ku ahay dhinaca kororka waxbarashada iyo sari u qaadidooda waxaan lasoo kala shaqeyey hay’ado badan oo ka shaqeeya dhinaca kobcinta dhaqaalaha iyo waxbarashada waxaan aamin sanahaya inaan kor uqaadi karo ka xildhibaan ahaan baahiyaha ka tagaan gobolkayga oo ay ka mid tahay dhaqaalaha iyo waxbarashada.
Waxaa U mahad celinayaa dowlada hada talada haysa taanaasulkii ay u samaysay umada reer Puntland aaney kula kicin digtaatorinmo oo go’aan masiiriya ay ka qaadatay geedi socodkii asxaabta badan iney hakiyaan lkn waxaan leeyahay umada reer puntland taasi anaga ayay dan noo ahayd waana in sida sharciga waafaqsan loo soo celiya .
Sababaha dhaliyey inaan isusoo taago jagada xildhibaanimo ayaa waxay ay timi markaan arkay baahida loo qabo in lahelo dad tayadooda aqoontu ay sarayso gaar siin kara heer wax ku ool ah degeenada Puntland .
Xildhibaanku waa hay’adda sharci dejin ee wadanku ku horumaro hadaan laga gudbin qaabka ay beeluhu usoo xulaan xildhibanada oo ah inuu qofku reerkiisa ka biilo keliya aan wax dan guud ah aanu dowlada u qaban maaha micnaha xildhibaanimo taa .
Anigu waxaan wax badan wax ka bedelayaa baahida ay u qabaan degeenka aan kazoo jeedo ee gobolka u wayn uguna dhaqaalaha badan marka loo firiyo uguna wax qabadka yar waa gobolka bari taa ayaan waxaan xaqiijinaya wax qabad la’aantaasi inaaney ahayn Madax waynaha iyo wasiiradiisa ee ay tahay tayada darida xildhibaanada kazoo jeeda gobalada bari .
Waxaan muda dheer ku dhex jiray arrimaha bulshda waxaan khabiir ku ahay dhinaca kororka waxbarashada iyo sari u qaadidooda waxaan lasoo kala shaqeyey haayado badan oo ka shaqeya dhinaca kobcinta dhaqaalaha iyo waxbarashada waxaan aamin sanahaya inaan kor uqaadi karo ka xildhibaan ahaan baahiyaha ka tagaan gobolkayga oo ay ka mid tahay dhaqaalaha iyo waxbarashada
Waxaa U mahad celinayaa dowlada hada talada haysa taanaasulkii ay u samaysay umada reer Puntland aaney kula kicin digtaatorinmo oo go’aan masiiriya ay ka qaadataya geedi socodkii asxaabta badan iney hakiyaan lkn waxaan leeyahay umada reer puntland taasi anga ayay dan noo ahayd waana in sida sharciga waafaqsan loo soo celiya .
Waxaan hambalyo usoo jeedinaya umada reer Puntland taagerada ay u hayso iney Puntland Horumar iyo dhaqeelaba ficanba ay gaarto taasina waxay keenaysa in lagu daydo umada reer Puntland .
Waxaan ugu damayntii Ka codasanayaa Ugaaska beelaha Dishiishe ahmed harti (Ugaas Xasan ugaas yasin) Inuu sanadka qiimayo dadka tayada leh oo Puntland Masiir fican gaarsiin kara taagerina Aqoonta waxaan aaminsanahaya inaan u qalmo inaan helno xubintaa Baarlamaanka anigoo maray sifadii sharciga ahayd ee loo doona jiray waxaan ogaysiinaya shacabka reer Puntland Horumarkiinu waa aqoon ee maaha mala yaqaan.
Waxaan habalyo usoo jeedinaya umada reer Puntland taagerada ay u hayso iney Puntland Horamar iyo dhaqeelaba ficanba ay gaarto taasina waxay keenaysa in lagu daydo umada reer Puntland .
Waxaan ugu damayntii Ka codasanayaa Ugaaska Beelaha Dishiishe Axmed harti (Ugaas Xasan ugaas yasin) Inuu sanadka qiimayo dadka tayada leh oo Puntland Masiir fican gaarsiin kara taagerina Aqoonta waxaan aaminsanahaya inaan u qalmo inaan helno xubintaa Baarlamaanka anigoo maray sifadii sharciga ahayd ee loo doona jiray waxaan ogaysiinaya shacabka reer Puntland Horumarkiinu waa Aqoon ee maaha mala yaqaan.
Allaa Mahad Leh.
Eng.Ismail Mohamoud Yusuf
Director of Maritime Navigation ,Safety of Port
0025290-7762230.