Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dhegayso:-Dr.Faroole oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweyne.

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa Maanta markii ugu horeysay  ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxtimo ee Puntland.

Halkan ka Dhegayso Khudbadii Madaxweyne Faroole.

Madaxweyne Faroole wuxuu hadalkaan  sheegay kahor inta uuusan maanta ka ambo bixin magaaalada Garowe isagoo kusii jeeday dalka Kenya.

Wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo cid walba oo kula tartamaysa  xilka madaxtimo. Wuxuu odayaasha Puntland inay soo xulaan xildhibaano tayo leh oo daacad ah kuwaas oo codkooda siinaya cidii ay u arkaan inay uqalmato masiirka ummadda.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay inay doorashadaan kaga adkaanayaan kuwo uu sheegay inay xagal daaciyeen nidaamkii axsabata badan ee dhawaan la joojiyay.

Hadalka Madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xilli ay musharixiinta madaxtimo ee Puntland ay ku badan yihiin  raggii horrey ugasoo horjeeday Nidaamkii Axsaabta Badan.

12_1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles