Madaxda Maamulka Jubbaland oo sheegay inaysan u Dulqaadan Doonin Faragelinta...
Madaxda Maamulka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaysan u Dulqaadan Doonin Faragelin ay Sheegeen in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ku Wado Arimaha Maamulka Dhowaantan looga...
View ArticleArjen Robben Oo Bayer Ku Hogaamiyay Hanashada Champions League Ka Dib Guul Ay...
Gool soo daahay uu dhaliyay Arjen Robben ayaa Bayern Munich ku hogaamiyay hanashada Champions League markii shanaad ka dib markii ay 2-1 kaga takhaluseen kooxda kale ee Jarmalka ee Borussia Dortmund...
View ArticleUEFA Champions League team of the season.
As Bayern Munich celebrate defeating Borussia Dortmund in the UEFA Champions League final, we pick our best XI from this year’s competition. From Celtic’s unforgettable home win against Barcelona in...
View ArticleDibad Balaaran oo Dowlada Soomaaliya looga soo Horjeedo oo Kismaayo ka...
Magaalada Kismayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa waxa haatan ka socda dibadbax balaaran oo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan halkaasi uga soo horjeedaan DF Somalia. Dadkan isku soo baxay ayaa...
View ArticleAfhayeenka Jubbaland”Shir Hada Xamar lagu qabanayo oo Dib u Heshiisiin Ah ma...
Afhayeenka Maamul Goboleedka Jubbaland C/naasir Seeraar oo Warbaahinta Caalamka la hadlay ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ula hadli Doonaan Iyagoo Dowlad Goboleed oo Kale Ah. C/naasir Seeraar...
View ArticleTiro Wasiiro Ah oo Kismaayo Soo Gaarey
Wafdi Wasiiro Ah ayaa Kismaayo Waxa ay Soo Gaareen Xili Hore oo Saaka Ah. Wasiiradan Ayaa Waxa ka Mid Ah ,wasiirka gaashaadhiga C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta...
View ArticleXaflad Lagu Taageerayo Doorashadii Madaxweynaha iyo M.ku Xigeenka Jubbaland...
Magaalada London ee caasimada Uk ayaa waxa xalay (25.05.2013) ka dhacdey xaflaad aad u qiimo badneyd oo ay ka soo qayb galeen dadweyne tiro badan oo ka kala yimid dhamaan gobolada dalkan Britain iyo...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Awoodi Waayey in uu ku Dhawaaqo Erayga...
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Waxaa uu Xilli uu u Khudbeynayay Xillibaanada Baarlamaanka Dalka uu Awoodi Waayay In uu Karo Erayga Todobaatameeyadii Waxaana uu...
View ArticleXaflad lagu Taageerayo Maamulka Jubbaland oo lagu Qabtay Minneapolis...
Xaflad si Weyn loo soo Agaasimay oo lagu Taageerayay Maamulka Jubalaand ayaa ka dhacday Magaalada Minneapolis ee Gobolka Magaaalada Minisota ee Dalka Maraykanka. Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kasoo Jeeda...
View ArticleBanaanbax Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Dowlada Soomaaliya oo ka Dhacay...
Magaalooyinka Kismaayo ,Afmadow ,Badhaadhe iyo Deegaano kale oo ka Kirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa Waxa Maanta ka dhacay Banaanbax Balaaran oo Looga soo Horjeedo Dowlada Federaalka ah ee...
View ArticleWararkii Ugu Dameeyey ee Wafdigii Kismaayo Gaarey.
Maanta waxaa garoonka Kismaayo ka dagay wafdi ka kooban wasiiro iyo saraakiil AMISOM ah kuwaas oo kasoo ka yimid magaalada Muqdisho. Wasiiradu waxay kala ahaayeen Cabdullaahi Ciilmooge...
View ArticleColl.C/laahi Cusmaan Yalaxow”“Maanta Wixii ka danbeeya Wafti Xamar kama soo...
Iyadoo shalay ay gaareen magaalada Kismaayo 3 kamid ah Gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya isla markaana loo diiday inay gudaha usii galaan Magaalada Kismaayo ayaa waxaa arintaasi ka...
View ArticleMadaxweyne Obama oo Booqday Magaalada Oklahoma Deeqna ugu Yaboohay.
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa socod ku soo maray magaalada ay Duufaantu dhawaan waxyeeleysay ee ku taala bartamaha Mareykanka ee Oklahoma, isagoo u yaboohay gargaar iyo tageero ay...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe”Barre Hiiraale Xamar ayaa Madaxweyne u magacaawday”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed M. Islaam oo VOAda la hadlay ayaa sheegay in wixii Igad ka soobaxay yihiin wixii maamulkoodu ugu baaqayay dowlada Xamar in ay hogaanka shirka...
View ArticleSomali President says Kenyan Peacekeepers ‘Misbehaved’
ADDIS ABABA (VOA) — Somali President Hassan Sheikh Mohamed has expressed concern about Kenyan peacekeepers in the Somali port city of Kismayo, as the government seeks to regain control of the region....
View ArticleMaqaal:Markay Foolatay ayaa Facshirkeeda La Ogaaday.
Taarikhdu markay ahayd 10kii September sanadkii 2012kii kuna beegnayd maalin isniin ah waxay soomaliya yeelatay madaxwayne cusub waxana loo doortay Xasan Shiikh Maxamuud oo isagu kamid ahaa...
View ArticleXasan Shiikh oo Walaac ka Muujiyey Ciidamada Kenya ee Kismaayo ku Sugan iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay diideen inay sugaan ammaanka...
View ArticleTaliyihii Sirdoonka Uganda Oo U Baxsaday Dalka Ingiriiska.
Taliyihii Sirdoonka Wadanka Uganda, General David Sejusa ayaa Waxa la sheegay in uu u baxsaday Dalka Ingiriiska,ka dib markii uu ogaaday in la dili Rabo. Maalinimadii Shalay ayey ahayd markii...
View ArticleMidowga Afrika oo ugu baaqay dowlada Soomaaliya inay bixiso lacag dhan...
Ururka Midowga Afrika ayaa ka doonaya dowlada Soomaaliya inay bixiso lacagaha qaaraanka ee ku soo beegma sanad walba. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka Ethiopia qaraar ka soo baxay madaxda...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Mudug Gudoomiye ku Dayasho Mudan(Sawiro).
Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa bilaabay dhaqdhaqaaqyo uu ku dhiiri galinayo kobcinta wax soo saarka Beeraha iyo soo Noolaynta dhaqanka Soomaaliya . safaro uu ku kala...
View Article