$ 0 0 Madaxda Maamulka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaysan u Dulqaadan Doonin Faragelin ay Sheegeen in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ku Wado Arimaha Maamulka Dhowaantan looga Dhawaaqay Deegaanada Jubooyinka iyo Gedo.