Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta la Kulmaya Safiirka Faransiiska ee Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay danjiraha dalalka Soomaaliya iyo Kenya u qaabilsan Faransiiska Etienne de Poncins....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah:Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Bristol.

Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Bristol iyo Nawaaxigeeda in la qaban Doono Xaflad lagu taageerayo Maamulka Cusub ee uu Madaxweynaha ka Yahay Axmed Madoobe....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ragii ka danbeeyey dilkii Alla How Naxariistee Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo dil...

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hal Askari oo lagu dilay xaafad ku taal Koonfur Bari London(Sawiro).

Hal Askari ayaa lagu dilay Xaafad ku taal  koonfur bari magaalada London Xaafad lagu magacaabo Woolwich, halkaasoo ay u badan yihiin Soomaalida, iyadoo weerarkan oo dhacay maalin cad lagu tilmaamay mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka Baarlamaanka,kana hadashay...

Xukuumada ayaa soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka Baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland Muqdisho, Maajo 23, 2013….. Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

London:Wararkii Ugu Dameeyey rag dilay Askari British Ah.

Ciidamada Amaanka ee Magaalada London  ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin oo shalay nin Askari ah ku dilay Xaafad ku taal Magaalada London. Labada Nin ayaa Cisbitaal ku yaal Magaalada London  ku xiran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu.

Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu Mogadishu, 23 May 2013 – The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen.Fartaag”Madaxweyne Xasan Shiikh Waxaan ugu Baaqayaa Marka hore in uu...

Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warbixintii Tv-ga KTN ee Doorashadii Madaxweynaha Jubbaland.

Telefishinka KTN ayaa Warbixin dheer Waxa uu ka diyaariyey qaabkii ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane,Axmed Islaan Madoobe. Halkan Hoose ka Daawo Warbixinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ragii dilay Askarigii lagu dilay London oo hada ka hor isku deyey inay u...

Warbaahinta Britain ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay si aad ah wax uga qoreysay dhacdadii naxdinta laheyd ee ka dhacday Koofur bari magaalada London, xaafada Woolwich, halkaasoo labo nin oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadamada ku Bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo Shir uga furmay Magaalada Adis...

Wadamada ku bahoobay IGAD ayaa maanta shir uga furmay magaalada Addis Ababa, iyadoo shirkaas looga hadlayo arrimaha amaanka dalalka IGAD iyo arrimo khuseeya jubbooyinka. Madaxweyanaha DF ee Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ten dead in Somalia after al-Shabaab clash with Ethiopian troops.

About 10 people are believed to have been killed in clashes between Ethiopian troops and al-Shabaab insurgents in the Somali city of Beledweyn, officials say. The fighting began after al-Shabaab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19...

REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013.         I.            Preamble Following the decision by the 21st Extraordinary Summit of the Heads of State and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe “Inta dhibaato ee maanta Kismaayo ka jirta dowladda ayaa...

Axmed Maxamed Islaam oo ee Dhowaantan loo doortay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay colaad ka dhex hurineyso bulshada ku nool deegaanada Jubooyinka. Wareysi uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Feysal Cali Waraabe oo Mar Labaad ka Dhawaajiyay hadal dad Badan ka yaabiyay.

Feysal Cali Waraabe ayaa mar labaad waxa uu ka Dhawaajiyey Hadal Dad badan oo Muslimiin ah ka yaabiyey. Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyha Xisbiga Mucaradka ah ee UCID kaa oo ka jira Deeganadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole oo Furey Imtixaanadii Shahaadiga ahaa ee Deegaanada...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta  si rasmi ah u furey imtixaanaaadka Shahaadiga Puntland ka dib boqolaal arday ah oo saaka uu hortagay dugsiga sare ee Gambool...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka A.Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Kismaayo Gaarey.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha C/kariin Xuseen Guuleed oo ay qeyb ka yihiin Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Taliyaha ciidamada xooga dalka iyo Saraakiil ciidan ayaa goor dhow u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayey Wasiirka Arimaha Gudaha soomaaliya oo laga Diiday inay...

Wafdi Balaaran oo Hogaaminayo Wasiirka Arimahaa Gudaha Soomaaliya ayaa Waxa laga diiday inay kasoo degaan Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada KismaaySafar ay  gelinka dambe ee maanta Wasiiro ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole”Xildhibaan Xoosh Jibriil Dastuurkii Dalka ayuu Lacag ku...

Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa Mar uu  ka  hadlayay Arimaha Dastuurka dalka iyo Dhismaha Jubbaland wuxuu sheegay in Dad Lacag lasoosiiyay lana soo marin-habaabiyay ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Urur Siyaasadeedka Horcad oo Maanta soo Gabagabeeyey Xubnihii uga qeybgeli...

URUR SIYAASADEEDKA HOR CAD EE PUNTLAND AYAA MAANTA SOO GABAGABEYEY SOO XULITAANKII XUBNAHA UGU QAYB GALAAYA  DOORASHADA GOLAHA DEEGAANKA EE LA FILAAYO IN AY KA QABSOONTO DEEGANADA PUNTLAND.

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live