Hambalyo Aroos: Mudane Maxamed Axmed Qaasim iyo Murwo Laki Cumar Cabdi.
Dhamaan Dadkan oo Kala Jooga Somalia Gaar ahaan Somaliland Puntland iyo Yurub Waxay Tahniyad Aroos u Dirayaa Mudane Maxamad Axmad Qaasim Iyo Marwadiisa Qaaliga Ah Marwo Laki Cumar Cabdi oo ku Aqal...
View ArticleMaqaal:Baarlamaanku wuu Garanayaa khaladka jira balse kama hadli karo...
Baarlamaanku wuu garanayaa khaladka jira balse kama hadli karo Amaankooda darteed. Dawlada Soomaaliyeed ee fadaraalka ah fadhigeeduna yahay caasimadii hore ee soomaaliya inta laga dooranayo caasimad...
View ArticleMadaxweyne Faroole””Wadada keliya ee u furan dib u heshiisiinta Waatan...
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa sheegay in wadada keliya ee Somali dib iskugu soo noqon karto ay tahay in la qaato nidaamka Federaalka ah. Maamulka Jubaland ee dhowaan laga dhisay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Dib usoo Nooleeyay Dagaal oogayaashii Dalka.
MADAXWAYNAHA AYAA DIB USOO NOOLEEYAY DAGAAL OOGAYAASHII Waxaa xusid mudan in magaalada caasimada u ahaan jirtay soomaaliya MOGDISHO ay kajireen qabqablayaal dagaal oo kala haystay xafadihii ay ka...
View ArticlePrime Minister Hailemariam “We will defend Somaliland,”
Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as...
View ArticleSomaliland oo ka Jawaabtay Hadal Dhowaantan kasoo Yeeray Madaxwaynaha...
Somaliland ayaa ka hadashay hadal uu dhawaan madaxweynaha Dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimo ay ku jireen Somaliland, waxayna arrintaas ku tilmaantay mid meel ka dhac ah....
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Australia u...
Safiirka Australia u fadhiya Kenya Geoff Tooth ayaa maanta soo gaaray magaala madaxda Puntland ee Garowe ,waxana garoonka ku soo dhoweeyey wasiiro iyo saraakiisha madaxtoyada.Booqasho ayuu ku tagay...
View ArticleAustralia High commissioner to kenya on first visit to Puntland(Photos).
Puntland State of Somalia May 21, 2013 Australia’s High Commissioner to Kenya H.E. Geoff Tooth conducted his first visit to Puntland State, Somalia, May 20-21, 2013. Ambassador Tooth’s delegation,...
View ArticleAgaasamihii Madaxtooyada Kamaal Guutaale oo Xilkii laga Qaday,laguna Eedeeyey...
Agaasimihii Madaxtooyada Villa Soomaaliya Muqdisho Mudane Kamaal Guutaale ayaa xilkii laga xayuubiyey Caawa fiidkii sida daqiiqado ka hor ay Warbahainta ka heshey warkaasi sarkaal ka tirsan xarunta...
View ArticleXildhibaanadii Mooshinka ka Keenay Xukuumada RW Saacid oo Shir Jaraa’id...
Xildhibaanadii Waday Mowshinka ka dhan ah Xukuumada uu Hogaaminayo Ra’iisulwasaare Saacid Shirdoon ayaa Maanta waxay kulan ku yeesheen Gudaha Magaalada Muqdisho. Halkan ka Dhegayso Codka Xildhibaan...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya mooshin ka dhan ah Xukuumada.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya, kaasoo dhowaan la horgeeyay Gudoonka Baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanada ay si gaar ah uga doodi doonaan waxbqadka...
View ArticleW.Arimaha dibada Somaliland”Mucaawinada Somaliland caalamka ka hesho Muqdisho...
Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/llaahi Cumar ayaa sheegay in Mucaawinada Somaliland ka hesho Caalamka aanay soo mari doonin dowladda Soomaaliya, kadib shir jaraa’id oo ay si wada jir ah...
View ArticleWakiilo ka socday ururada Hor-Cad ,Horseed ,Udad iyo Wadajir oo Tababar loo...
Ururada siyaasada Puntland ayaa maanta magaalada Garowe loo furey tababar soconaya shan maalmood oo looga gunleeyahay horumarinta axsaabta iyo ololohooda doorashado ee dowladaha hoose deegaanada...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan...
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa. Muqdisho, 22, May, 2013…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
View ArticleGudoonka Baarlamaanka oo laalay Mooshinkii laga Keenay Xukuumada.
Gudoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu laalay mooshinkii laga keenay Xukuumada, kadib markii tiradii loogu tala galay inay mooshin ka keenaan Xukuumada uu yaraaday, isla markaana ku soo hartay...
View ArticleXildhibaan Cabdi Barre oo Eedayn Dusha uga Tuuray Madaxda Dowlada...
Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Mowshinka ka Keenay Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Waxa uu Saxaafada kula hadlay Afaafka Hore xarunta Golaha Shacabka oo ah Halka ay...
View ArticleDowlada Ethopia oo Sharaxaad ka Bixisey Mowqifkeeda ku Aadan Maamulka...
Dowlada Ethopia ayaa Sharaxaad ka Bixisey Mowqifkeeda ku Aadan Maamul Cusub ee Jubbaland. Afhayeenka Ra’iisul-wasaraha Ethiopia Getachew Reda Ayaa sharaxaad ka bixiyay mowqifka dalkiisa ee maamul u...
View ArticleNabadoon Xarago oo Baaq Udirey Dowlada Federaalka Soomaaliya(Dhegayso).
Gudoomiyaha Nabadoonada Gobalka Bari Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo maanta ka qayb galay kulan baalaran oo lagu taageerayay mamulka Jubbaland ee uu madaxwaynaha u yahay Axmad Maxamad Islaam ”Madoobe”...
View ArticleKulan Balaaran oo lagu taageerayo Maamulka Jubbaland oo Bosaaso lagu...
Magaalada Bossaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa maanta lagu qabtay kulan balaaran oo lagu taageerayay doorashada madaxweyne Axmed Madoobe iyo dhismaha maamul goboleedka Jubaland.Maamulka gobolka...
View Article