Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Dowlada Ethopia oo Sharaxaad ka Bixisey Mowqifkeeda ku Aadan Maamulka Jubbaland(Dhegayso)

$
0
0

AF6A51FE-3EE9-48E2-A09C-16A3F1BC2FF5_w640_r1_s_cx38_cy7_cw52Dowlada Ethopia ayaa Sharaxaad ka Bixisey Mowqifkeeda ku Aadan Maamul Cusub ee Jubbaland.

Afhayeenka Ra’iisul-wasaraha Ethiopia Getachew Reda Ayaa sharaxaad ka bixiyay mowqifka dalkiisa ee maamul u sameeynta  gobolada Jubbooyinka, iyadoo ay jiraan eedeeymo la xiriira in Ethiopia ay la safan tahay hal dhinac.

Mr. Reda ayaa sheegay in dowladda Ethiopia aaney jirin dhinac ay la safan tahay, isla markaana wax kasta oo ka dhacaya magaalada Kismaayo ay tahay inay ku lug yeeshaan dadka Soomaaliyeed.

Wareysiga Afhayeenka  Ra’iisul-wasaaraha Ethiopia halkan hoose ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles