Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabadoonada Gobolka Bari oo soo Dhoweeyay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Nabadoonada gobolka Bari ayaa siweyn u soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee loo doortay maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyagoona ugu hambaleeyay Xilka cusub ee loo doortay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo(Sawiro)..

Muqdisho, May 16, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen.Fartaag oo Loo Magacaabay Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa Cabdulaahi Sh.Ismaaciil Fartaag umagacaabay madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland. Kulan maanta ka dhacay garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

South Korea restores diplomatic relations with Somalia.

South Korea restores diplomatic relations with Somalia (Thursday, May 16, 2013, Mogadishu, Somalia) The South Korean Ambassador, H.E. Kim Chan-Woo, presented his credentials to H.E. Hassan Sh....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur...

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali-land oo xirtay Xuduudaheeda Badda ,Dhulka iyo Cirka.

Maamulka Somali-land ayaa ku dhawaaqay in ay xireen gebi ahaan xuudadaha maamulkaas ee cirka, dhulka iyo badda. Wasiirka arimaga gudaha maamulka Somali Land, Maxamed Caraale Nuur Duur ayaa shir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dibadbax lagu taageerayo Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Garoowe ka Dhacay.

Magaalada Garowe ayaa Waxa ka dhacay Maanta banaanbax balaaran oo lagu taageerayay madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe oo laba maalmood ka hor loo doortay hogaaanka maamulkaasi. Qaybaha kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaliimo Soofe oo Tix Buraanbur Taageero ah u dirtay Madaxweyne Axmed...

Xaliimo Soofe ayaa Tix  Buraanbur taageero ah u dirtay Maamulka cusub ee Jubaland,Gaar Ahaan Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe. Halkaan Hoose ka Daawo Tixda Buraanburka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka Socda Urur Goboleedka IGAD oo Madaxda Jubbaland la Kulmay.

Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Jawaari oo Casho Sharaf u Sameeyey Wafdi ka socday Jaamacada...

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xaruntiisa  magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bille Qabowsade”Madaxda Dowladda Federaalka waa halkii ay ku waayi lahayeen...

Waxaa mudan soo dhaweyn dhismaha Maamul Goboleedka Jubbaland, oo 15/05/2013 loogu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Madoobe, taasoo dhamaan dal iyo dibad loo bogaadiyey doorashada loo doortay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Russia oo Gantaalo Casri ah Siisay Syria.

Sarkaal sare oo ka tirsan Milatariga Mareykanka ayaa ku tilmaamay shixnad gantaala ah oo Rusia ay u dirtay Syria mid ku soo beegmay waqti xun nasiib darana ah. Gudoomiyaha Taliyeyaasha Ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuuriyada Waqooyi oo Seddex Gantaal Gantay.

Wasaaradda Gaashaandhiga ee Kuuriyada Koofureed, ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay seddex gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku gantay Badda Bari tasoo loo yaqaan Badda Japan, waxaana ay tijaabadani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

18-May Maalinta Nadaafada Deegaanada Khaatumo oo Gobolka Ceyn Laga...

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Maanta Si balaaran looga Xusay Munaasibada 18 May oo Gobolada Khaatumo ugu Beegan maalinta Nadaafada. Waxaa Qashinka laga soo Uruuriyey Dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s Problem.

The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya. William Ruto, the Deputy Prime Minister...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano uu ka Mid Yahay Cali Khaliif Galayr oo Loo Diiday inay...

Xildhibaano uu ka Mid Yahay Xildhibaan Cali Khaliif Galayr tiro ahaana Gaarayay 110 ayaa Maanta Waxa laga Hor Istaagay Kulan ay ku qabsan Lahaayeen Hotel ka Mid Hoteelada Magaalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergadii Dooratay Madaxda Jubbaland iyo Ergadii Ururka IGAD oo Is...

Ergadii Dooratay Madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland iyo Wafdi Ka Socday Urur Goboleedka IGAD Ayaa Maanta Waxa ay Gaareen Is Afgarad Buuxa,ka dib markii ay Kulan ku Yeesheen Hoolka uu shirku ka socday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Todoba Madfac oo xalay lagu Tuuray Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlayay hugunka madaafiicda oo ahaa kuwo ku soo daadanayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabay lagu taagerayo Maamulka Jubaland ee loo doortay Madaxweyne Axmed...

Gabay lagu taagerayo Maamulka Jubaland ee loo doortay Madaxweyne Axmed Madoowe iyo Gen. Fartaag.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Holland:Dagaal Gacan ka Hadal ah oo ka Dhacay Goob Lagu Dhigayay Xafladii...

Xafladii Sanadguurada 18-ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ee Dalka Holland  ayaa waxay  ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo tiro dad ah xabsiga loo dhigay, iyadoo dagaalkaan la isku...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live