Ururka Midnimo oo Bayaan Kasoo Saarey Kulankii Dhexmaray Cabdiweli Gaas iyo...
Ururka Midnimo ayaa Bayaan ka soo saarey Kulankii Dhexmaray Cabdiwali Gaas & Saadiq Eenow. Anagoo kamid ah Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka Midnimo Puntland, waxaan habeenimadii Xalay yeelnay...
View ArticleMaxkamad ku taal dalka Maraykanka oo Xukun ku riday Labo Nin oo Soomaali Ah.
Maxkamad ku taal gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xukun xabsi 10 iyo 20 sanno kala ah ku riday laba wiil oo u dhashay Somalia ka dib markii lagu helay inay taageero u raadinayeen kooxda...
View ArticleDiyaarad uu saarnaa madaxweyne Xasan Sheekh oo khatar ka badbaaday.
Dhibaatooyinka Amni Xumo ee Ka jira Garoonka Muqdisho Fadeexadii 1-aad :Shilkii 2-da Diyaarad ee AMISOM ee Dhacay 10kii Casho ugu Dambeeyey April, 2013. waxaa xigtay Fadeexadii 2aad oo dhacday Axad,...
View ArticleFeysal Cali Waraabe”Wasiirada Somaliland Aqoon Malahan”
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid ee Somaliland Mudane Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay qodobo Dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Kulan dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo Kale...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka Meey 15 2013, Mogadishu – Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid”...
View ArticleBurcad gashay xarunta Dahabshiil ee Muqdisho oo lagu hareereysan yahay.
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku hareereysan xarunta shirkadda xawaaladda Dahabshiil ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, oo la sheegay inay ku jiraan burcad hubeysan oo dooneysay...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay munaasabada 15 May, ee...
Ra’iisul Wisaaraha oo ugu hambalyeeyay munaasabda 15 Meey, dhaliyarada Soomaaaliyeed Meey 15, 2013, Mogadishu… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
View ArticleCaasimada Dowlada Puntland oo laga Xusay maalinta dhalinyarada...
Wasaarada shaqada iyo shaqalaha iyo dhalinyarada iyo cayaaraha Puntland ayaa maanta 15 May,2013 hoolka shirarka PSU ee magaalada Garowe ku qabatay kulan balaaran oo lagu xusayay maalinta dhalinyarada...
View ArticleWar Deg Deg Ah :Doorashadii Madaxweynaha Jubbaland oo Goor dhow dhacaysa.
War hada kusoo dhacay qeybta warqabadka ee Warbaahinta Raadreeb.com ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay dhici doonto doorashadii madaxweynah Jubbaland. Ilo wareedyo khaas ah oo uwaramay Warbaahinta...
View ArticleAxmed Madoobe oo ku Guulaystay Doorashadii Madaxweynaha Jubbaland(Sawiro)
Waxaa goordhawayd lasoo gabagabeeyay doorasho gacan taag ah oo ka dhacday xarunta Jaamacadda Kismaayo, waxaana doorashadaasi ku guuleeystay gudoomiyihii KMG ahaa ee maamulkii degmada Kismaayo Shiikh...
View ArticleEUROPEAN UNION TRAINING MISSION TO TRAIN SOMALI FORCES IN SOMALIA.
EUROPEAN UNION TRAINING MISSION TO TRAIN SOMALI FORCES IN SOMALIA 15 April 2013, Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, today welcomed the deployment...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Norway oo u hambalyaysay Madaxwaynaha jubbaland.
Jaaliyada Puntland ee Norway ayaa u hambalyaysay Madaxwaynaha cusb ee jubland. Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Jubland Sted Of Somalia. Jaaliyada Puntland Diasparo Forum ee dalka Norway oo hanbalyo iyo...
View ArticleTix Gabay Ah oo loo Tiriyey Madaxweyne Axmed Madoobe.
Tix Gabay ah ayaa Waxa loo tiriyay Madaxweynaha Cusub ee Jubbaland Madaxweyne Axmed Madoobe. Tixdan Gabayga ah ayaa Warbaahinta waxa soo gaarsiisey Joofane Jaamac. Halkan Hoose ka Akhriso Tixda...
View ArticleUrurka Sahal oo Bayaan Cad kasoo saaray faragalinta cusub ee Dowlada Federaalka.
BAYAAN URURKA SAHAL UK KU: UMADDA SOOMAALIYEED EE DALKA GUDIHIISA IYO DIBADDIISA KU: URURKA ISUTAGGA MIDOWGA AFRICA KU: URUR GOBOLEEDKA AFRIKADA BARI ( IGAD) KU: URURKA ISLAAMKA ADDUUNKA KU: URURKA...
View ArticleDowlada Puntland oo soo Dhoweysey Doorashada Madaxweynaha...
Dowladda Puntland ayaa soo dhoweysey doorashada madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmad Madoobe oo ku guuleystay maanta inuu noqdo hogaankii ugu horeeyey ee maamul goboleedka Jubaland. Madaxweyne...
View ArticleDaawo Sawiro Dheeraad Ah Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa Sawiro Dheeraad oo ku saabsan Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee kismaayo ka dhacday.
View ArticleXildhibaano ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo keenay Mooshin ka Dhan ah...
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay maanta baarlamaanka horgeeyeen mooshin ka dhan ah xukuumadda RW Saacid.Mooshinka ayay...
View ArticleXildhibaan Daahir Amiin Jeesow”Gudiga RW Saacid Magacaabay Waa Sharci Daro”
Gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha iyo samaynta maamulada ee Barlamanka Somalia Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay guddi shalay uu u magacaabay Raysal wasaare Saacid...
View ArticleFaallo:Farxada Dowlada Jubbaland iyo Baroorta Muqdisho.
FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO Laga soobilaabo 1991 biloowgeedii waxaa ka jiray dagaanka dawlada jubaland,amaan daro,qax,dhaqaalo xumo,caafimaad xumo,waxbarasho la aan.waxay noqdeen...
View ArticleBurcad badeed Soomaali Ah oo Malaayiin doollar ka qaatay markab ay sii daayeen.
Milkiilaha markabka MV Blida ee dalka Sacuudiga u dhashay, ayaa sheegay in malaayiin dollar lagu soo daayay markabkaas iyo shaqaalihi la socday, kuwaas oo tan iyo 2011 afduub ay u heysteen kooxo burcad...
View Article