Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Jaaliyada Puntland ee Norway oo u hambalyaysay Madaxwaynaha jubbaland.

$
0
0

DSC02692Jaaliyada Puntland ee Norway ayaa u hambalyaysay Madaxwaynaha cusb ee jubland.

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Jubland Sted Of Somalia.

Jaaliyada Puntland Diasparo Forum ee dalka Norway  oo hanbalyo iyo bogadin u diraysa Madaxwaynaha cusub ee Dawlada Jubland Sted of Somalia Mudane Axmed Maxmed Islaan Axmed (Madoobe) waxana ilahay jaaliyadu uga baryaysa inuu xilkaa culus ee manatay loo dooratay ilahay u fududeeyo lana garab galo xilkaas culus. waxaan kaloo hadan nahay jaaliyada Puntland ee dagan dalka Norway madaxwaynaha cusub ka codsanayna inuu magacabo golo wasiiro oo tayo iyo aqoon xanbarasan si ay usamata bixiyaan ilaahba samatabin lehe umada reer Jubland ee dagaalku halakeeyay mudo 24 sano ah.Waxaay kaloo Jaaliyadu Puntland ee dalka Norway amaan iyo bogaadin usoo jeedinaysa Guurtidii iyo wax garatkii iyo aqoonyahankii usoo dhabar adaygay guusha taariikhiga ah ee manatay lagaray hadaba waxaanu leenahay hadaan nahay jaaliyada reer Puntland ee dagan dalka Norway dawladaan cusubi hanoqto tii dadkeda iyo dalkedaba hanata una horseeda barwaaqo iyo baraaro.Waxaan kaloo ka digaynaa inaay dawlada Jubland iyo shacbkeduba ka digtonadaan sidaay horayba uga digtonaayeen shaqsiyadka qaswadayaasha ah ee losoo isticmaalayo duninta iyo fadqalada ladoonayo in dadka iyo dalka lagaliyo.
Afhayeenka Jaaliyada Puntland Diaparo ForumCiiro Axmed Hassan (dr ligle)  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles