Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Axmed Madoobe oo ku Guulaystay Doorashadii Madaxweynaha Jubbaland(Sawiro)

$
0
0

Waxaa goordhawayd lasoo gabagabeeyay doorasho gacan taag ah oo ka dhacday xarunta Jaamacadda Kismaayo, waxaana doorashadaasi ku guuleeystay gudoomiyihii KMG ahaa ee maamulkii degmada Kismaayo Shiikh Axmed Madoobe.

Doorashadan oo ka dhacday xarunta Jaamacadda Kismaayo ayaa waxa ku tartamayay ilaa Shan Musharax, waxaana codka ugu badan helay Sheekh Axmed Madoobe Codadkaas oo dhanaa ilaa 495 Cod.

Magaalada Kismaayo ayaa waxa laga maqlayaa rasaas ay Ridayaan taageeyaasha hogaamiyaha ururka Raaskaambooni Sheekh Axmed Madoobe, waxaana magaaladu ay gashay jawi bandow iskeeda ah.

DSC02692

DSC02659 DSC02661 DSC02662 DSC02664 DSC02675 DSC02683


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles