Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xildhibaano ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo keenay Mooshin ka Dhan ah Xukuumadda RW Saacid.

$
0
0
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay maanta baarlamaanka horgeeyeen mooshin ka dhan ah xukuumadda RW Saacid.Mooshinka ayay xildhibaannadan ku sheegeen in xukuumaddu ay fashilantay oo guuldareystay, baarlamaankana ay weydiisato kalsooni.

Wariyaha VOA Saynab Abuukar ayaa sheegtay in waraaqaha mooshinka ee la keenay baarlamaanka la filayo in berri loo qeybiyo xildhibaanada Golaha Baarlamaanka

Wareysiga Seynaba Abuukar halka hoose ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles