Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xildhibaano uu ka Mid Yahay Cali Khaliif Galayr oo Loo Diiday inay Shiraan(Dhegaysi+Video).

$
0
0
Cali Khaliif Galayr  Khaatumo seegXildhibaano uu ka Mid Yahay Xildhibaan Cali Khaliif Galayr tiro ahaana Gaarayay 110 ayaa Maanta Waxa laga Hor Istaagay Kulan ay ku qabsan Lahaayeen Hotel ka Mid Hoteelada Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanadan ayaa waxay qaarkood ahaayeen xildhibaano Maalmo ka hor Baarlamaanka Horgeeyey Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Saacid Shirdoon.
Sidoo Kale Waxa ay Sheegeen Xildhibaanadu in Xiliga laga diiday inay shiraan in  Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya uu ku sugnaa qeyb ka mid ah Xarunta Golaha Shacabka oo aan sidaasi uga fogayn Hoteelka ay kulanka ku qabsan lahaayeen Xildhibaanadu.
  •  


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles