Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadal Dhowaantan kasoo Yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya(Dhegayso)

$
0
0
xirsi-xaaji-cali-xasanSomaliland ayaa ka hadashay hadal uu dhawaan madaxweynaha Dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimo ay ku jireen Somaliland, waxayna arrintaas ku tilmaantay mid meel ka dhac ah.

Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku tilmaamay ayaan darro hadalka ka soo yeeray mas’uuliyiinta Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Dhegayso Hadalka Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Somaliland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles