Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Waxaa uu Xilli uu u Khudbeynayay Xillibaanada Baarlamaanka Dalka uu Awoodi Waayay In uu Karo Erayga Todobaatameeyadii Waxaana uu Isku Dayay Ilaa Dhowr Mar lkn waa uu awoodi waayay.
Xillibaanada aya isku Dayay In ay Saxaan una toosiyaan LaakiinJawaari ayaa Awoodi Waayay Taa waxaa mar qura hoowlka is qabsaday sacab iyo qosol badan oo jaan iyo cirib xillibaada ay qabsadeen.
Halkaan Hoose ka Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ka hadlaya Baarlamaanka Hortooda.
.