Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Fariin Iskutashi ah u diray Shacabka dal iyo...

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa sheegay iney shacabka reer Puntland dal iyo dibadba awoodaan iney Isku tashigooda uga qeybqaataan horumarka Puntland. Mudane Dr...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Camey oo ka qayb galay Munaasabad lagu taageerayo Madaxweynaha...

Munaasabadan Taageerada ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ganacsade Cali Cabdi Awaare oo Ganacsi Ballaaran ku leh Magaalada Djabouti ee Xarunta Dalka Jabuuti. Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Donald Trump oo lumiyay kalsoonida labo gobol oo ka tirsan Mareykanka.

Musharaxa ugu cad cad Tartanka Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa aad ugu guuldareystay doorashada is reeb reeb xisbigaas ee Gobolada Wyoming iyo Washington DC. Ted Cruz oo ah...

View Article

Xiriirka ka dhaxeeya Agaasimaha Shirkadda Soma Oil And Gas iyo Al-Shabaab oo...

Sida uu qoray wargeyska maalinlaha ah ee ka soo baxa dalka Britain ee The independent, guddi Qaramada Midoobey ka tirsan ayaa baaraya suurtagalnimada in uu xiriir u dhexeeya agaasimaha qaybta Africa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Liiska Xilalka Puntland ee Sad-Bursiga ah ku Dhisan.

Akhriso  liiska xilalka uu Magcaabay Madaxweynaha PL tan & Markii uu xafiiska la wareegay sanadkii 2014-kuwaasi oo dhinac ka raran”dad badan ayaa la jaah wareersan cida la talisa Madaxweynaha PL...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Ballaaran oo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida ah oo Magaalada...

Magaalada Bristol ee Cariga Dalka Ingiriiska ayaa maanta oo axad ahayd Waxa lagu Qabtay Munaasabad Aad u Ballaaran oo ku Saabsanayd Dhaqanka Suuban ee Soomaalida. Munaasabadan oo ahayd Mid Dhaqan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Gobolka Doollo ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee degan...

Jaaliyadda  Gobolka  Doollo ee  DDSI)  ee daggan Waddanka Sweden gaar ahan  Caasimadda labaad Gothenburg, ayaa  waxay baaq  u direen  Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya   MD  Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Soomaali Ah oo ka mid Noqotay Shaqaalaha Aqalka Cad ee dalka Maraykanka.

Faadumo Nuur oo ah gabar Soomaaliyeed oo waddanka Mareykanka ku tagtay qoxootinimo, waxayna haatan ka mid tahay shaqaalaha Aqalka Cad ee Mareykanka, iyadoo ah kaaliyaha arrimaha siyaasadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaaro Daran oo ka jira Deegaanada Puntland(Dhegayso).

Deegaanno ka tirsan Puntland ayaa waxaa ka taagan xaalad abaareed oo sababtay in ay ka hayaamaan dadka reer guuraaga ah sidoo kale waxaa jira in ay gabaabsi noqdeen biyaha laga helo ceelasha. Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, Danjiraha Australia, wakiilka uga noqon doona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayey oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 14-March-2016 waxay kormeer shaqo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley fulinta baaqii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Jose...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Michael Keating oo Hargaysa Gaarey.

Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michael Keating ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland,iyadoo halkaasi ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Kooxda Al.shabaab oo Deegaanka Degmada Garacad La Wareegtay

Kooxda Alshabaab ayaa gelinkii dame ee Maanta la wareegtay Gacan ku haynta Deegaanada Degmada Garacad ee Gobolka Mudug. Wararka aanu ka helayno deegaanka Degmada Garacad ayaa Sheegaya in Kooxdu ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeero kutegey xarunta dawladda hoose ee...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga waddanka maraykanka ayaa kormeero ku sameeyey qaybo kamid ah xarumaha dawliga ah iyo  kuwa  ganacsiga ee soomaalidu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Al-Shabaab oo Gaartay Deegaanada Kulub ee u dhaxeeya Garacad iyo Eyl.

Iyadoo xalay fiidkii warar soo baxayay ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo doomo watay ay qabsadeen deegaanka Garacad ee bariga Gobolka Mudug ayaa dagaalayahanadan la sheegay inay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is-rasaaseyn Khasaare Sababtay oo Dhex-martay Ciidamada Badda Somaliland iyo...

Is-rasaasayn sababtay hal askari oo dhimasho ah iyo laba qof oo rayid ah oo ku dhaawacmeen ayaa shalay dhexmaray ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland iyo ciidanka ilaaladda xeebaha Jabuuti. Is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Fulinta ee Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo Shir Jaraaid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland:-Kooxda Al-Shabaab oo Gaartay Deegaano Hor-Leh.

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay gaarayay deegaano dhaca xeebaha badweynta Hindiya ee Puntland, iyadoo dagaalyahanada lagu sheegay inay gaarayaan boqolaal, kuwaasoo aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Al-Shabaab oo Gaartay Deegaanada Bandar Bayla ee Gobolka...

Guddoomiyaha Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Bari Siciid Aadan Cali ayaa VOA-da u sheegay in helayo warar sheegaya in al-Shabaab ay soo gaadheen qaybo ka mid ah degmadaasi. Hadalkiisa ayaa imanaya...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live