Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Dalladda guud ee Ururada Dhaliyarad Puntland (PYAN) oo si rasmi ah ugu...

Dalladda guud ee Ururada Dhaliyarad Puntland (PYAN) oo si rasmi ah ugu soobiiray PEDAN Dallada guud ee dhalinyarada Puntland (Pyan) ayaa maanta oo isniin 06 –Maarso-2016 kuyeeshay kulandoogii guud...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Proff.Dalxa oo sheegay in aan hab sharci loo marin magacaabid Safiiro.

Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka ayaa sheegay inay dareen ka muujinayaan magacaabista Safiirada iyo howl wadeenada dibada oo aan loo marin si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maroodi Lagu Magacaabo Moorgan oo dalka Soomaaliya dib ugu Soo...

Maroodigii u horeeyay muddo 20-sano kadib ayaa dib ugu laabtay Soomaaliya, iyadoo uu socday illaa boqol KM, si uu uga gudbo xadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Tan iyo bur burkii dowladdii dhexe ma...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xgeenka Dawladda Puntland oo ugu baaqay hay’adaha in ay...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ahna  guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay wehelinayaan xubnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soodhoweyey Minneapolis(Sawiro).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxmed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga waddanka Maraykanka ayaa Caawa 10-March-2016 waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Minneapolis  ee woqooyiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buuhoodle:-Maamulka Khaatumo oo Dhoolatus Ciidan Sameeyey(Video).

Ciidamada Difaaca ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa sameeyey Dhoolatus Ciidan,kaas oo ay kusoo Bandhigeen Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Dhoolatuskan Ciidan ayaa Yimid ka dib markii...

View Article

Dalalka Afrikada Bari oo Baasaboor u gaar Ah Sameystay.

Ururka la magac baxay Bulshada Bariga Africa ayaa sameystay baasaboor cusub oo mideynaya qaar ka mid ah dalalka dhaca Bariga Africa, hase yeeshee waxaanan ku jirin oo laga qadiyey dalka Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iran oo Wajaheysa Cunaqabteyn Cusub.

Guddoomiyaha guddiga xiriirka arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Saxaafada u sheegay in tijaabooyinka gantaal ee Iran ay sameysay ay keeni doonaan in congress-ka uu soo cusbooneysiiyo xayiraadihii ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amniga Guud ee Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo la Sugay(Sawiro).

Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa Maanta Kormeer ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo u kuur-galay hawlaha ka socda garoonka iyo qaabka loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Coll.Maxamed Majiino oo Gaas Minneapolis kusoo Dhoweeyey(Video+Sawiro).

Coll.Maxamed Cismaan Majiino Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaar iyo Biyo La.aan Xoog Leh oo Ka jirta Deegaanada Degmada Waaciye.

Deegaanaada Hoos Yimaada Degmada Waaciye ee Puntland ayaa Waxa ka jirta  Abaar iyo Biyo La,aanXoog leh,taas oo Saameyn ku yeelatay Nolosha Dad iyo Duunyoba. Abaarta ugu daran ayaa ka jirta Dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Waxqabadkii Dawladda Soomaaliya ee isbuucii la soo dhaafay 12 March...

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabood Fallo ka dhaca Koonfurta Suudaan.

Xafiiska QM u qaabilsan xaquuqul insaanka ayaa sheegay in dowladda Suudaanta Koonfureed ay geysatay dilal, kufsi iyo bililqeysiga shacabka, xilli ay dagaallo kula jirto mucaaradkeeda. Warbixin cusub oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu...

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso International Airport.

Bosaso airport has been upgraded to the Bosaso International airport in a ceremony this month led by the President of Somalia and many other special guests including the Italian ambassador to Somalia....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Gaalkacyo oo laga aasaasay Gole Culimo(Sawiro).

Golaha Culimada Magaalada Gaalkacyo oo la aasaasay. Iyada oo ay isasoo tarayso baahida loo qabo Marjic Culimo oo Dadku ay kusoo hirtaan Masalooyinka iyo arimaha kusoo dariyana u furdaamiya, isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo Habeenimadii xalay kulan aad baalaran loogu qabtay...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ujooga Waddanka Maraykanka ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee woqooyiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo Duqeeyay Saldhigyada Jamhadda Kurdida ee PKK.

Ciidanka Cirka ee dalka Turkiga ayaa weerar ku qaaday fallaagada Kurdiyiinta ah ee Woqooyiga Ciraaq ku sugan. Weerarka ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 67, sida militariga laga soo xigtay. Weerarkan oo...

View Article

Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen 60 dagaalyahano ka tirsan Boko Haram.

Milateriga dalka Nigeria ayaa sheegay inay dileen illaa 60 dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boko Haram, kadib markii howl gal ay ka fuliyeen waqooyiga bari dalkaas. Howl galka ayaa waxaa ka qeyb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha Cashuuraha Beriga Maaliyadda oo Tababar u furay Ciidanka ilaallada...

Agaasimaha Guud ee Cashuuraha Beriga W/Maaliyadda Puntland Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa maanta tababar u furay ciidanka ilaalada wadooyinka. Tababarkan ayaa socon doono muddo shan maalmood...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live