Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo Aflagaado u Gaystay Dadka Soomaaliyeed iyo kuwa...
Madaxweynaha Dolwada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlayay jaalliyadda Soomaalida ee Canada ayaa aflagaado iyo cay qaawan kala dul dhacay dalka Soomaaliya isagoo ku tilmaamay dal qurun...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo Baarlamaanka kula dardaarmey adkeynta midnimada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmey Baarlamaanka Federaalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay midnimada adkeeyaan. Waxaa uu...
View ArticleDoon Hub Siday oo lagu qabtay Xeebaha Cumaan.
Ciidamada Badda Australia ayaa gacanta ku dhigay Doon hub siday oo ku soo jeeday Soomaaliya, meel 170-neutical Mile u jirta Xeebaha Cumaan. Hubkan ayaa ka koobnaa 1989 qoriga AK47, 100 gatnaalada...
View ArticleQarax Weyn oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Beledweyn.
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay garoonka diyaaradaha Beledweyn, kadib markii boorso la sheegay in waxyaabaha qarxa ku jireen ay qaraxday. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, waxaana la...
View ArticleShir looga hadlayay Cadaalada iyo Nabada Gobolka Bari oo London lagu...
SHIR LOOGA HADLAYAY CADAALADA IYO NABADA GOBOLKA BARI AYAA LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON EE XARUNTA DALKA INGIRIISKA. HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA.
View ArticleJaaliyadaha Qurbaha Ee Beelaha Axmed Harti oo War-Saxaafadeed Muhiim Ah Soo...
Jaaliyadaha Qurbaha Ee Beelaha Axmed Harti ayaa Soo Saarey War-Saxaafadeed Muhiim Ah ,Kaas oo Ku Socda Dhamaan Madaxda Dowlada Puntland iyo Isimada Puntland-ba. Ku:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Wafti uu hoggaaminayo madaxa xafiiska...
View ArticleTurkiga iyo Midowga Yurub oo heshiis ka gaaray ka hor-taga qul qulka qaxootiga.
Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay in dib loo celiyo kumanaanka qaxooti ee ku sugan dalka Giriiga, iyadoo wadamada Yurub ay la daala-dhacayaan qul qulka qaxootiga faraha badan ee sida daadkii...
View ArticleMuran ka dhashay midka laacibsan Messi iyo Ronaldo oo sababtay Geeri.
Nin ayaa saaxibkii dilay, kadib markii ay ku murmeen midka laacibsan ciyaaryahanada Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Dhacdadan ayaa ka dhacday Xaafad ku taal magaalada Mombai ee dalka Hindiya,...
View ArticleXildhibaan C/risaaq Jurille oo ka Waramay Taariikh Nololeedkii Maxamed Abshir...
Xildhibaan C/risaaq Cismaan Xasan(Jurille) ayaa si kooban uga waramay Taariikh Nololeedkii Maxamed Abshir Walde oo dhowaantan ku Geeriyooday Magaalada Nayroobi ee Xarunta dalka Kenya. Halkan ka...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo kaqayb galay Munaasibadda Xuska...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland kaga qayb...
View ArticleWasiir Hadliye oo sheegay in Dowlada Soomaaliya ay gacan ka geysatay...
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa sheegay inay gacan ka geysteen duqeyntii diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan ka tirsan...
View ArticleOgeysiis Muhiim ah oo ku saabsan Nidaamka Tayaynta iyo Shaqaalaysiinta...
Waxa lala socodsiinayaa dhammaan tartamayaashii hore u soo codsaday “Madaxqaybeedka Shaqada iyo Shaqaalaha”(Human Resource Unit Heads)ee Wasaaradaha iyo Hay’ada qaybta ka ah Mashruuca tayaynta iyo...
View ArticleMadaxweyneku-xigeenka Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayey Xeer ilaaliyaha...
View ArticleHogaamiye sare oo ka tirsan IS oo lagu dilay duqeyn Mareykanka ka geystay...
Milateriga Mareykanka iyo Laamaha Sirdoonka ayaa qiimeynaya duqeyn todobaadkii hore diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone ka fuliyeen Suuriya, kaasoo ay macquul tahay in lagu dilay Hogaamiye sare...
View ArticleQarax ka dhacay Muqdisho oo Sababay dhimasho iyo dhaawac.
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo qaraxan uu ka dhashay gaadiid yaallay meel ku dhow ilinka laga galo xarunta...
View ArticleGuddiga Doorashooyinka Somaliland oo ka jawaabtay dacwadii Xisbiga UCID.
Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa amarro ku soo rogay labada xisbi ee KULMIYE iyo WADANI oo lagu eedeeyey inay ololayaal hoose ka wadaan gobollada ay diiwaan-gelintu ka socoto, waxaana la sheegay...
View ArticleSanders iyo Trump oo ku Guulesytay Doorashadii Gobolka Michigan ee dalka...
Senator-ka laga soo doonto gobolka Vermont ayaa guul la yaab leh kasoo hooyey doorashadii xisbiga dimoqraaidga ee gobolka Michigan, halka musharaxa Jamhuuriag ee Donald Trump uu sii ballaariyey...
View ArticleKhabiir Hubka kiimikada u qaabilsanaa IS oo lagu qabtay Ciraaq.
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ayaa howl gal bishii la soo dhaafay ka fuliyeen gudaha Ciraaq waxay ku qabteen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Kooxda IS, kaasoo u qaabilsan dhinaca hubka...
View ArticleIran oo Difaacday Tijaabadii Gantaal oo ay Sameysay.
Iran ayaa maanta sheegtay in barnaamijkeeda gantaalada riddada dheer iyo tijaabooyinka la xiriira ee ay sameysay toddobaadkan aysan xadgudub ku ahayn heshiiska barnamaijkeeda nuclear-ka ee ay sanaddii...
View Article