Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogeysiis Muhiim ah oo ku saabsan Nidaamka Tayaynta iyo Shaqaalaysiinta Dawladda Puntland.

$
0
0

Waxa lala socodsiinayaa dhammaan tartamayaashii hore u soo codsaday “Madaxqaybeedka Shaqada iyo Shaqaalaha”(Human Resource Unit Heads)ee Wasaaradaha iyo Hay’ada qaybta ka ah Mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta Puntland uuna maalgalinayo Bangiga Adduunku, isla markaana nasiibka u yeeshay in ay u soo gudbaan wareegga labaad ee imtixaanka, in maalinta sabtida ah (12ka Maarsho 2016-ka) imtixaanka lagu qaadi doono qol-weynaha shirarka ee “Puntland Library” oo ka soo horjeeda Garoonka kubbadda cagta ee Mire Awaare-Garoowe.

Wakhtiga waa 9:00 Subaxnimo.

Mahadsanidiin

Xafiiska xiriirka ee Guddiga iskudubaridka  iyo la socodka mashruuca.

Madaxtooyada Dowladda Puntland-Soomaaliya.

ogaysiis-muhiimah-300x224

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369