Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo kaqayb galay Munaasibadda Xuska maalinta Haweenka Adduunka(Sawiro).

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland kaga qayb galay Munaasibad lagu xusayey maalinta Haweenka Adduunka oo sannadkiiba  la xuso maanta oo kale 8-da maarso.

Munaasibadda ayaa waxaa kasoo qayb galay guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirro, Xildhibaano, odayaal dhaqameed, xubno meteleyey beesha Caalamka, boqollaal Haween ah iyo Wasaaradda Haweenka Dawladda Puntland oo iyadu soo qaban-qaabisay Munaasabadda.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa sheegay in haweenku  ay yihiin laf-dhabarta ummad walba, isla markaasna sheegay in maalintani ay  muhim u tahay  haweenka Adduunka, sidoo kalena  uu aad ugu faraxsan yahay in uu kala soo qayb galo xuska maalintan  haweenka Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa xusay qiimaha ay  leedahay in la’ ilaaliyo xuquuqda haweenka isagoona sheegay in haweenka ay Diinta Islaamku siisay xuquuq dhammaystiran  taas oo aan cidkale siin karin.

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ugu dambayntii kula dar-daarmay haweenka Puntland in ay sii wadaan ka-qayb qaadashada horumarka iyo nabadda Puntland maadaama ay horeba uga shaqayn jireen.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1975
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1984
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1986
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1995
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2027
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2034
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2037
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2050
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2054
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2064
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2069
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2071
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2075
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2078
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2093
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2109
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2112
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1993
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2035
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2059
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2073
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2101
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1993
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1995
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2027
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2034
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2035
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2037
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2050
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2054
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2059
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2064
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2069
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2071
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2073
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2075
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2078
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2093
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2101
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2109
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_2112
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1975
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1984
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1986


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles