Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Gabood Fallo ka dhaca Koonfurta Suudaan.

$
0
0

Xafiiska QM u qaabilsan xaquuqul insaanka ayaa sheegay in dowladda Suudaanta Koonfureed ay geysatay dilal, kufsi iyo bililqeysiga shacabka, xilli ay dagaallo kula jirto mucaaradkeeda.

Warbixin cusub oo shalay oo jimce ahayd laga soo saaray ayaa lagu sheegay in dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadaha ay geysteen gabbood fallo darran oo ka dhan ah shacabka, waxaase midda ugu darran ay geystay dowladda, intii lagu guda jiray howlgallada ka dhanka ah mucaaradka sanadkii tagay ee 2015.

Xafiiska QM u qaabilsan xaquuqul insaanka, ayaa sheegay in 10 gobol ka diiwaangeliyeen gabbood fallo kala gaddisan gaar ahaan 1300 oo kufsi intii u dhaxeysay bilihii April iyo September ee sanadkii 2015.

0A3531EE-B436-4D3C-BE5E-2C7464DE43FD_w640_r1_s_cx0_cy2_cw0


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles