Ciidamada Difaaca ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa sameeyey Dhoolatus Ciidan,kaas oo ay kusoo Bandhigeen Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn.
Dhoolatuskan Ciidan ayaa Yimid ka dib markii Ciidamada Somaliland ay Soo gaareen Qeybo ka mid ah Gobolka Ceyn.