Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Gaas oo dalka Dib ugu Soo Laabanaya.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa Sida aanu xog hoose ku helnay soo Gaabinaya Safarkiisa Dibada. Soo Gaabinta Safarka Madaxweynaha...
View ArticleDagaal u dhaxeeya kooxda Al-Shabaab iyo Ciidamada Puntland oo Gobolka nugaal...
Wararka ka imaanaya Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii hubeysnaa ee maalin ka hor ka degay xeebta Garacad ayaa ka socda agagaarka deegaanka...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Matteo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleTallo Muhiim ah oo ku Socota Gaas.
Waxa wadanka ka socda , fowdo Iyo Kala danbeen la,aan baahsan waxeyna mareysaa in cid kasta ay hadasho, wariyaashuna ay iska waraystaan iyagoo war bixin maalmeedkooda ka dhiganaya arin bulshada qalqal...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Dagaalka ka Socda Qeybo ka mid...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Puntland oo warbaahinta kula hadlayay magalo Madaxda Puntland ee Garowe, ayaa ka hadlay dagaalka kasocda deegaanka Suuj oo hoostaga degamada Dangoroyo ee gobolka Nugal,...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Burundi oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta...
View ArticleWarar kala Duwan oo Kasoo Baxaya dagaaladii ka Socday Gobolka Nugaal(Dhegayso).
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo xoogan saacadihii la soo dhaafay ka socday deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo...
View ArticleDagaalkii Ciidamada Dowlada Puntland iyo kooxda Al-Shabaab oo maalintii...
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii Shabaabka ahaa ee maalmo ka hor ka degay deegaanada xeebta ee Puntland ayaa saaka mar kale ka qarxay deegaanka Suuj ee ka tirsan Gobolka Nugaal,...
View ArticleMaxamed Cumar Carte oo ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Shabaab iyo...
Maxamed Cumar Carte ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Shabaab iyo Puntland Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan...
View ArticleC/weli Gaas”Dowlada Federaalka Wax lug ah kuma lahan Duulaanka Al-Shabaab ee...
Madaxweynaha Puntland . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa u sheegay in eedeynta loo jeediyey Dowladda Federaalku ee ahayd “in aysan ka lug marneyn...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Abaaraha ka jira...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi...
View ArticleNugaal:-Xaalada Togga Suuj ee Dagaalku ka Socday oo Degan.
Xaalada Togga Suuj ee Gobolka Nugaal ayaa ah mid degan, kadib markii saakay dagaalo goos goos ahaa oo u badnaa madaafiic ay ka dhaceen, waxaana muuqata in howl galka Ciidamada Puntland ka wadaan...
View ArticleC/WELI GAAS WAA NINKII REERKA U DHAANSHEY EE AWRKU DHEXDA KAGA LUMAY.
Maamulka puntland oo ah mid qaangaar ah ayaad moodaa in waayadan danbe uu siba`an u dheel dheeliyaayo.waxba adoon daalin meelkalana aan laaclaacin si fudud u dareen waxa dheeliga keenay waa hogaanka...
View ArticleDaawo Waraysi Gaar Ah Madaxweynaha Puntland.
Halkan Hoose ka Daawo Waraysi Gaar ah oo uu Bixiyey Madaxweynaha Puntland oo dalka Maraykanka ku sugan,xili dalkii ay soo galleen Kooxaha Nabad Diidka ah ee Al-Shabaab.
View ArticleWararkii Ugu Dameeyey ee dagaalkii Puntland iyo Al-Shabaab.
Wararka ka imanaya Puntland ayaa sheegaya in dagaalkii u dhaxeeyey ciidamada maamulka iyo maleeshiyada al-Shabaab uu weli ka scodo deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal ee Puntland. Wararka soo gaaraya...
View ArticleMaqaal:-Maxay tahey Muhiimadda ay Puntland u leedahey Urarada Arga-gixisada?
Maxay tahey muhiimadda ay Puntland u leedahey Urarada Arga-gixisada.? Waxaa qoray Maxamad Cabdiwahaab Axmed (Daad-san) Email–mabdiwahab11@gmail.com Waa muhiim in’ aan ogaano in Al-qaacida iyo...
View ArticleGaas oo Soo Gaarey dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo bil ah safar ugaar ah kujoogey waddanka Maraykanka ayaa iminka soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka Itoobiya....
View ArticleKuuriyada Waqooyi oo Gantaal Kale Tijaabisay.
Kuuriyada Waqooyi ayaa riddey gantaal kale oo riddo dheer, maalmo uun ka dib markii Maryekanku uu ku soo rogey cuna qabatayn. Madaxa ciidamada wada jirka ah ee Kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegay in...
View ArticleCiidamada Dowlada Puntland iyo kooxda Al-Shabaab oo xalay ku dagaalamay Togga...
Ciidamada Puntland iyo maleeshiyadii xarakada Alshabaab ee dhawaan qabsaday qeybo ka mid ah Puntland ayaa xalay ku dagaalamay togga Suuj. Toggaasi Suuj ayaa wuxuu kuyaala gobolka Nugaal. Tan iyo shalay...
View Article